MPR News Soomaali (MPR News Somali) Live
BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
3rd & 7 37yd
3rd & 7 37yd
B
S
O
close
close

-





-
Kosovo oo 110 muwaaddiniinteeda ah ka soo celisay Suuriya
Kosovo ayaa 110 muwaaddiniinteeda ah ka soo qaadday Suuriya, kuwaas oo badankood ah hooyooyin iyo carruurtooda, balse waxaa sidoo kale ku jira dhowr dagaal yahan. -
Maxkamdeynta Turpin: Lamaane xabsi daa’im loogu xukumay ‘tacaddiyo’ ay carruurtooda u gaysteen
Lamaane ku nool gobolka California ee waddanka Mareykanka ayaa xabsi daa'im loogu xukumay tacaddiyo ay u gaystay dhowr iyo toban carruur ah oo ay dhaleen. -
Madaxweynihii hore ee Suudaan, Cumar al-Bashiir, oo gurigiisa laga helay malaayiin doolar
Dacwad oogaha dalka Suudaan ayaa waxa uu bilaabay baaritaan uu ku sameynayo madaxweynaha xilka laga tuuray ee Cumar Xasan al-Bashiir, kaas oo loo haysto eedo ah inuu si sharci-darra ah lacago isugu kala gudiyay iyo weliba inuu haysto lacago badan oo qalaad. -
Laba gabdhood oo Florida lagu xiray 'iyagoo qorshaynaya inay sagaal qof dilaan'
Laba gabdhood oo 14-jirra ah oo lagu eedeeyay inay qorsheeyeen inay dad gubaan oo ay aasaan ayaa lagu hayaa gobolka Florida ee waddanka Mareykanka. -
Weerrarka Kabul: Qarax iyo rasaas ka dhacaysa meel u dhaw dhismaha
Mid ka mid ah saddexda weerraryahan ayey u suuragashay inuu gudaha u galo wasaaradda warfaafinta. -
Wasaaradda warfaafinta Afqaanistaan oo la weeraray
Qarax iyo rasaas xooggan ayaa laga maqlay dhismaha wasaaradda warfaafinta dalka Afqaanistaan oo ku yaalla magaalada Kabul. -
Wasiir iisu beddelay mu'addin masaajid
Nin toddobo sana wasiir soo ahaa oo hadda Mu'addin ka ah masaajid ku yaalla magaalada Jigjiga. -
Turkiga: Laba bilood kaddib waxaa na soo gaaraya gantaallada S-400
Turkiga ayaa sheegay inuu waxba ka beddelayn heshiiska uu Ruushka kaga soo iibsanayo gantaallada lidka diyaaradaha ee S-400 uu Ruushka sameeyo. -
Facebook oo dajisatay xogta macamiil ka badan 1.5 milyan
Shirkadda bixisa adeegga baraha bulshada ugu weyn ee Facebook ayaa sheegtay iney seddexdi sano ee la soo dhaafay ay dajisay malaayiin e-mail oo ay lahayeen dadka isticmaala Facebook. -
Maxamed Salaax oo loo aqoonsaday inuu kamid yahay boqolka qof ee ugu saamaynta badan caalamka
Weeraryahanka kooxda Liverpool, Maxamed Salaax, ayaa sheegay in ragga ay “dhaqanka wadaagaan iyo kuwa Bariga Dhexe” looga baahan yahay inay si xushmad dheeraad ah leh ula dhaqmaan dumarka, xilli uu laacibkan ka mid noqday boqolka qof ee ugu saamaynta badan caalamka ee ay soo xulatay jariirada Time. -
Nin dadkiisa hoog baday oo welina ay jecel yihiin
Keligii-taliyihii Soviet-ka Joseph Stalin ayaa silic baday dadkiisa, balse markii ugu horreysay daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in inta badan dadka Ruushka u dhashay ay ninkan jecel yihiin. -
Nin Soomaali ah oo hirgaliyay arrin ajaanib badan soo jiidatay
Soomaalida ayaa fikrado kala duwan la imaada marka ay tagaan dibadda -
Maxay tahay sababta ay booliska in muddo ah u raadinayeen Jiir?
Ol'ole lagu sameeyay baraha bulshada ayaa horseeday in ay booliska tallaabo qaadaan -
Shimbir looga shakiyey basaasnimo oo xabsiga la dhigay
Gorgor looga shakiyey inuu jaajuus yahay oo la qabtay iyo dowlad sheegatay iney shimbirku iyadu leedahay. -
Madaxweyne laga badbaadiyay halis
Donald Trump ayaa looga shakisanaa in kooxdiisa ol'olaha doorashada ay xiriir la yeesheen Ruushka -
Masas madaxweyne ku kallifay inuu xafiiskiisa ka cararo
Madaxweyne ku qasbanaaday inuu gurigiisa ku shaqeeyo kaddib marki laba mas oo madmadow lagu arkay xafiiskiisa. -
Walaac soo wajahay jilaaga caanka ah ee Shahrukh Khan
Shahrukh Khan oo sidoo kale loo yaqaano "Boqor Khan" ayaa caan ku ah jilista aflaanta Hindiga ee qisooyinka jaceylka ku saleysan -
Nin farta iska jaray markii u codeeyay xisbi khaldan
Ninkan ayaa si kama' ah ugu codeeyay xisbi aan ahayn kii uu taageersanaa -
Soomaali baahi ka cabatay oo balaayo sheegnimo lagu eedeeyay
Waxaa laga dayrinayaa xaaladda dadka Soomaalida ah ee ka soo bara kacay colaaddii Oromada iyo Soomaalida. -
Xubnaha Dimuqraadiyiinta oo si kulul uga jawaabay warbixintii Robert Mueller
Xubnaha Xisbiga dimuqraadiga ayaa si kulul uga jawaabay qaabkii fasiraadda uga bixiyay xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka warbixintii qareenka gaarka ah ee Robert Mueller oo baaryaya eedeeyntii ahayd in Ruushka ay galangal ku yeesheen doorashadii Mareykanka ee 2016. -
Warbixintii muddada dheer la sugayay ee xiriirka Trump iyo Ruushka oo arrin cusub shaaca ka qaadday
Madaxweyne Trump ayaa tan iyo markii uu xilka qabtay lagu eedeynayay inuu xiriir hoose la lahaa Ruushka -
Maxaa lamaanahan ku kalifay inay badda dhexdeeda dagaan?
hoyga ay lamaanahan sameysteen ayaa goor dambe la ogaaday -
Gabadhii faroxumeynta macallinka dugsiga ka cabatay ee dabka la qabadsiiyay
Dilka gabadhan ayaa abuuray naxdin weyn -
Cabdullaahi Dool : Ma jirto sabab Soomaaliya ay xiriir ula yeelan weyso Israa’iil
Dool oo mar soo noqday wasiir ku xigeen, muddo 35 sanno ahna wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ka mid ahaa. -
Dhiggii Cabdi Maxamuud Cumar ee Oromada oo la dalacsiiyay
Ra'iisulwasaaraha dalka Itoobiya ayaa wasiirka gaashaan dhigga u magacaabay madaxweynahihii gobolka Oromada Lemma Megersa. -
Ilaa iyo hadda maxaan ka ognahay dibadbaxyada la hadal hayo ee Muqdisho?
Dhowr maalmood kahor ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeedo dilalka loo geysto darawalada Bajaaj-ta -
Marti sharaf aan caadi ahayn oo booqday goobaha taariikhiga ee Somaliland
Dadka u ololeeya deegaanka ayaa tallaabadan u arko inay sare u qaadday ahmiyadda goobaha taariikhiga ah. -
Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay in ay hub cusub tijaabisay
Warbixin ay baahisay wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ee magaceeda loo soo gaabiyo KCNA ayaa faahfaahin kooban bixisay, balse waxay sheegtay in hubkan cusub ay ku xiran yihiin "madaxyo gantaallo oo awood badan". -
Ivanka Trump oo diiday xil muhim ah oo uu aabaheed u soo bandhigay
Ivanka Trump ayaa xaqiijisay in ay diiday qabashada xilka madaxa bangiga aduunka ka dib markii uu aabaheed u soo bandhigay . -
-
Degdeg: Madaxweyne hore oo gacantiisa isku dilay
Madaxweynaha hadda xilka haya ayaa xaqiijiyay geerida madaxweynihii hore -
Messi diyaar ma u yahay inuu qaato taajkii Cristiano Ronaldo ee Champions League-ga?
Dadka falanqeeya arrimaha ciyaaraha kubadda cagta ayaa la kala safan Ronaldo iyo Messi -
Maxay ka dhigantahay in xil cusub loo magacaabay Nicholas Haysom?
Nicholas Haysom ayaa lagu xasuustaa inuu yahay Ergaygii gaarka ahaa ee Xoghayaha QM u qaabilsanaa Soomaaliya -
Tijaabo India laga sameeyey oo laga baran karo dhitaysiga
Qof kasta oo ay ku adagtahay inuu lacag dhitaystaa wuxu farsamo ka barankaraa muruq maalka ka shaqaysta miyiga India. -
Baasaboorka Mareykanka miyaa Farmaajo ka hor istaagay inuu ka qeyb galo shirka QM?
Madaxweyne Farmaajo ayaa markii labaad ka baaqday shir weynaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York ka socda. -
Dowladda Mareykanka oo soo saartay digniin saameyn karta madaxweyne Farmaajo
Waxay arrintan oo kale horay ugu dhacday ra'iisul wasaaraha Ciraaq -
Somaliland oo haamo waawayn u culanaysa mustaqbalka
Shirkad Shiinaha laga leeyahay ayaa heshiis baaxad wayn la sixiixatay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, sida uu BBC-da u sheegay Wasiirka Maalgashiga Somaliland Maxamed Ahmed Cawad. -
''15 jir ayaan ku guursaday anigoo rer miyi ah hadana noolasheyda waan maareeyaa''
Muxumad Cabdi wuxuu kubarbaaray tuulo katirsan Dagmada Dhadhamane wuxuuna ka dhashay qoys Beeralay ah, Isaga oo 15jira ayuu jeclaaday gabadh 13jir ah oo deganayd tuulo kafog oo markaasi lanoolayd Aabeheed iyo hooyadadeed. -
Booliska Kenya oo Facebook ka dhigtay dabin ay ku laayaan dembiileyaasha
Qaar ka mid ah dadka ku nool xaafad isku raran ah oo danyartu ku nooshahay ayaa shir la isugu yimid oo madashiisu ahayd isla xaafaddaa ka sheegey in hurin ka mid ah booliska Kenya ay Facebook u noqday goob ay ka ugaadhsato dhalinyarada ay rumaysanyihiin in ay ka tirsanyihiin kooxaha dembiileyaasha ah oo ay laayaan. -
Maxay tahay sababta ay hoggaamiyeyaal u noqdaan rag badan oon hawlkar ahayn?
"Marka ay timaaddo hoggaaminta, dan kama lihin hawlkarnimadii looga baahnaa hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo kuwa ganacsigaba", sida uu qabo Dr Tomas Chamorro-Premuzic oo bartay cilmi nafsiga isla markaasna qoray buugga Maxay tahay sababta ay hoggaamiyeyaal u noqdaan rag badan oon hawlkar ahayn? -
Maxay dumarku u yihiin hubka qarsoon ee argagixisada?
Marka qof dumar ahi war argiggixiso tabinayso, had iyo jeer diiraddu waxa ay noqotaa doorkeeda ah in ay tahay dhibbane ama in ay gaashaan u tahay ka hortegidda khataraha. -
Trump oo ku gacan seyray qaraar ka dhan ahaa boqortooyada Sacuudiga
Qaraar ay ansixiyeen golaha Kongreska Mareykanka oo lagu soo afjari lahaa taageerada Mareykanka uu u fidiyo isbahaysiga uu Sacuudiga hogaamiyo ee Yemen ka dagaalamaya ayaa waxaa diiday oo codka diimada qayaxan ku horistaagay madaxwayne Trump. -
Dalka Baxrayn oo dhalashada kala laabatay 138 ruux
Maxkamad ku taalla dalka Baxrayn ayaa xukun xabsi ah ku ridday 139 ruux, waxayna dhalashada kala laabatay dhammaantood marka hal ruux laga reebo, waxay dadkaas ku heshay dacwado argagixiso. -
Sababta ay mararka qaar u fiican tahay in la xanaaqo
Wariye wax ka qori jiray sida farxadda lagu helo ayaa hadda go'aansaday inuu xanaaqa ku dadaalo -
Dahabkan oo qiimihiisu dhan yahay 25 milyan doolar ayaa la sheegay in Soomaaliya uu u yaala Mareykanka
Hanti intan ka badan ayaa la aaminsan yahay in Soomaaliya ay uga maqan tahay caalamka