MPR News Soomaali (MPR News Somali) Live
BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
3rd & 7 37yd
3rd & 7 37yd
B
S
O
close
close

-





-
"Hal subax ayaan soo kacay wajigeyga oo isbaddelay"
Markii uu Judith Donald iyada oo 23 sano jir ah wajigeeda uu isbadelay waxay taasi saameysay kalsoonideeda. -
Mucjiso lagu arkay dalka Australia?
Mas aad u weyn oo seddex indhood leh ayaa lagu arkay waqooyiga dalka Australia. -
Maxay tahay sababta loo soo qaban la'yahay hoggaamiyaha IS Abu Bakr al-Baghdadi?
Iyada oo dunida ay isticmaasho taknooloojiyadaha ugu casrisan haddana waxaan ilaa iyo hadda la soo qaban la'yahay hoggaamiyaha ururka IS oo ay dunida oo dhan ku raadjoogto. -
Ra'iisal Wasaarihii dunidu wada ammaantay oo aqal gashay
Raysul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa waxaa guursaday nin ay muddo dheer wada socdeen, oo ah nin telefishin warka ka tabiya oo lagu magacaabo Clarke Gayford, sida uu xaqiijiyey afhayeen u hadlay. -
"Waxaan caddaalad la tiigsanayaa ciddii dishay hooyaday"
Dhowrkii biloodba hal mar ayaan qol gooni ah la fariistaa qofka baadhitaanka ku samaynaya dilkii hooyaday. -
Arrimaha aadka xasaasiga ah ee ku gadaaman hindise sharciyeedka doorashooyinka Soomaaliya
Balse ka hor inta uusan baarlamaanka gaarin si akhrin iyo cod loo galiyo, waxaa durba hareeyay buuq badan iyo cabashooyin laga qabo sharcigan. -
Soomaali lagu laayay dalka Itoobiya
Ugu yaraan 11 ruux oo Soomaali ah ayaa lagu laayay gobolka Siti, sida uu BBC-da u xaqiijiyay Cabdullaahi Maxamed Mawliid oo ah wasiirka warfaafinta ee ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. -
"Ciidammada Kenya iyo Itoobiya waxay Soomaalida u arkaan kuwa dhulkooda xoog ku haysta"
Buug uu qorey aqoonyahan ka howlgala jaamacad ku taalla Britain oo uu soo xigtay wargeyska The Nation, ee Kenya, ayaa ka sheekeynayo guulaha iyo guul-darrooyinka ciidammada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya. -
Zakir Naik oo dacwad lagaga soo oogay Hindiya
Dacwad oogeyaal reer Hindiya ah ayaa wadaadka dadka wacdiya ee Zakir Naik ku soo oogay dacwado la xiriira lacago sharci darro ah. -
Shirkadda Facebook oo mamnuucday shaqsiyaad halis ah
Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa hadallo nacayb ku salaysan ku eedaysay Alex Jones oo daadihiya barnaamij ka baxa barta InfoWars oo siyaasaddeedu garabka midig tahay, tafatiraha bartaas ee UK Paul Joseph Watson iyo Milo Yiannopoulos oo horay tifaaftire uga soo noqday Breitbart News. -
Shan arrimood oo la xriirta xiisadda siyaasadeed ee dalka Venezuela
Xiisada siyaasadeed ee ka taagan Venezuela waxa ay u egtahay mid aan dhammaad lahayn. -
Maalinta Xurriyadda Saxaafada: Imisa weriye ayaa dhimatay sanadkii tagay?
Tirada dhimashada wariyeyaasha ayaa ka badan tii 2017, balse ma ahan tiro gaareysa tan la diiwangeliyay sanadkii hore, xiligaasi oo dagaalo culus ay ka soconayeen dalalka Suuriya iyo Ciraaq. -
Ilhaan Cumar: "Horey ayaan uga soo badbaaday maleeshiyaad, haddana waan ka gudbayaa tan Trump"
Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka ayaa dhawaan sheegtay in ay haatan ka hor ka soo badbaaday qabqablayaasha iyo maleeshiyaadka Soomaaliya, haatanna ay ka gudbi doonto midda madaxweyne Trump. -
Maxaad ka ogtahay xayawaannada caalamka ee loo adeegsaday basaasnimada?
Sharciga koobaad ee basaasnimada ayaa ah in aadan u muuqan qof basaas ah. -
Ma xifaaltankii dalalka Carabteed ku hayeen Soomaaliya ayaa u wareegay Suudaan?
Tan iyo kacdoonkii sanadkii 2011 ka billowday waddamada Carabta ee loogu magac daray kacdoonkii Guga Carabta - oo inta badan ka dhacay waddamda Bariga Dhexe iyo kuwa woqooyiga Afrika, gobolkaasi waxaa ka dhacay isbeddel aad u weyn. -
Sidey Soomaalida uga falceliyeen wiil doobile ah oo ay qoykiisa deyrin rabeen?
Sidiiq ayaa sheegay in dhibaatada haysata aysan kaliye ahayn mid ku eg qoyskiisa dhaw balse qabiilka oo dhan ay kula dagaalsan yihiin sababta uu u doortay howshan. -
Niman cunto macaan doontay oo milkiilihii makhaayaddu soo laayay
Waxay arrintu ka billaabatay labo ruux oo cashaynaysay ayaa ka cawday in cunto khaldan loo keenay ka dibna rabshad ayay ku dambaysay, sida ay sheegeen booliiska waqooyiga Austria. -
Wasiirradii Kheyre ee is casilay ma haye-raacnimo ayay diideen mise way shaqeysan waayeen?
Xukuumadda uu hogaamiyo ra'iisul wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa la ansixiyay laba sano kahor -
Mo Salah iyo cayaartoyda caanka ah ee millatarinnimada soo maray
Ma ogtahay in qaar ka mid ah laacibiinta ka dheela horyaalka Ingiriiska ee Premier League-gga ay milatarinimo soo mareen kadibna siyaabooyin kala duwan uga soo baxsadeen? -
Ilaalo ayay ahayd, haddana waa boqorad
Boqorka Thailand ayaa guursday gabar ka mid ahayd ilaaladiisa, waxayna sidaasi ku noqotay boqorad. -
Nin Soomaali ah labo jeer wasiirnimo diiday balse wasiirro soo saaray
Caadiyan xilalka sare ee dawladda ayaa loo kala ordaa, dad badaan oo quuddaraynaya ayaana tabaabushe iyo ol'ole adag u ugala sidii ay xil sare u qaban lahaayeen, balse waxaan idiin haynaa nin labo jeer wasiirnimo diiday haddana ku qancay in uu xil hoose qabto. -
Barcelona oo cashir u dhigtay Liverpool
Lionel Messi oo labo gool dhaliyay qaybtii dambe ee ciyaarta ayaa gacan ka gaystay in Barcelona ay fursad baaxad wayn hesho isla markaasna culays badan saarto kooxda Liverpool marka ay timaaddo u soo bixitaanka wareegga xiga ee Horyaallada Yurub. -
Wasiirka Gaashaandhiga UK oo xilka looga qaaday sir uu dusiyay
Gavin Williamson ayaa la eryay xilka wasiirka gaashaandhiga ee UK kadib baaritaan lagu ogaaday in uu bixiyay sir qaran oo la xidhiidhta shirks Golaha Amniga Qaranka. -
Cimilada sii kululaaneyso dunnida oo dalalka qaniga ah iyo kuwa saboolka ah saameeysay
Heer-kulka cimilada ayaa sare u sii kacaya caalamka, balse dhammaanteen si isku mid ah uma dareemeyno saameynta ay yeelaneyso. -
Gabadh "hormoonka ragga ku badan yahay" oo ku guul daraysatay racfaan ay maxkamad ka qaadatay
Maxkamadda arrimaha sportska ayaa diidday racfaanka ay gabadh ka tirsan kooxda Olombikada dalka Koofur Afrika ee lagu magaxaabo Caster Semenya ay ka qaadatay go`aanka guddiga cayaaraha ororddada ee dunida, kaas oo ay ku doonayaan in lagu xaddido hoormoonka ragga ee ku badan qaar ka mid ah haweenka orodada ka qayb gala. -
"Shaqada aan hayo waxaa igu nacay qoyskayga iyo qaraabadeyda"
Buluug Haybe Cabdile, oo ah Sidiiq eedadii, ayaa BBC-da u sheegtay sababta aysan u jeclaysan shaqada uu hayo Sidiiq. -
Wariye katirsan BBC-da oo qaati ka taagan Al Shabaab
Way adag tahay in weriye ajnabi ah uu xiriir la sameeyo Al Shabaab, balse wariyahan waxay la sameysay xiriirka ugu badan -
Washington Post: Askarta Kenya waxay sas ka qaadeen dagaalka Soomaaliya
Wargeyska The Washington Post ee ka soo baxa Maraykanka ayaa waxaa uu qoray maqaal uu cinwaan uga dhigay "Ciidammada Kenya waxaa sas ku riday dagaalka uu Maraykanka taageero ee Soomaaliya". -
Waa tuma fanaanadda Soomaaliyeed ee ruxday masraxyada Yurub?
Fanaanada Shiriihan Maxamed Cabdulle, waxay ku dhalatay magaalada Oslo ee dalka Norway, sanadkii 1991-gii balse waxay caan ku tahay magaca Cherrie. -
Wiil Soomaali ah oo booliis ka ahaa Maraykanka oo lagu helay in uu dil gaystay
Wiil Soomaali ah oo askari ka ahaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa lagu helay in uu dilay haweenay reer Australia ah oo aan hubaysnayn. -
Uhuru Kenyatta oo qalinka ku duugay sharci muran dhaliyay
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa qalinka ku duugay sharci muran dhaliyay oo ku saabsan xaasaska badan ee la guursado. -
Maamulka Trump: oo ku howlan ku tilmaami Ikhwaanul Muslimiin urur argagixiso
Maamulka Trump oo ku howlan inuu ku tilmaamo ururka Ikhwaanul Muslimiin inuu ka mid yahay ururka argagixisada -
Norway oo qabatay "Nibiri jaajusnimo looga shakiyey "oo laga leeyahay Ruushka
Nabiri looga shakiyey jaajuusnimo oo ay tababareen ciidamada badda ee Ruushka ayaa lagu qabtay xeeb ku taalla dalka Norway, sida ay sheegeen khubaro ka soo jeeda Norway. -
Muqdisho ma waxaa soo foodsaartay khatar baaxadwayn?
Magaalada Muqdisho waxaa soo foodsaartay arrin khatar ah oo khalkhal siyaasadeed keeni kartay, ka dib markii uu soo yeeray war been abuur ah oo ay Idaacad Muqdisho ku taalla billawday ka dibna warbaahinno kale sii baahiyeen, baraha bulshadana ku sii faafay, sida uu qabo tifaaftiraha wargayska Xaqiiqa Times Yuusuf Xasan. -
Boqollaal ruux oo uu saameeyey sharciga cusub ee Faransiiska
Sharci cusub oo dhawaan laga soo saaray dalka Faransiiska ayaa saameeyey 447 qof oo xadgudub Jinsi lagu soo eedeeyey. -
Faallo, Al-Jazeera: Xilligii ay Soomaaliya gargaarka u diri jirtay Sacuudiga
Warbaahinta Al-Jazeera ayaa afka Carabiga ku qortay maqaal dheer oo ay cinwaan uga dhigtay "Soomaaliya, dalka gargaarka u diri jiray Sacuudiga". -
Donald Trump: lacag baan si dhibyar uga soo dhacsaday Sacuudiga
Trump ayaa hadalkan u sheegay dad uu u khudbeynayay -
Gabadh Soomaali ah oo taariikh cusub ka samaysay Maraykanka
Gabadh Soomaaliyeed oo dhalasho Maraykanka ah haysata ayaa taariikh cusub hoosta ka xariiqday ka dib markii ay noqotay gabadhii u horraysay ee Muslim ah ee ka soo muuqata jariidadda caanka ah ee Sports Illustrated iyadoo xijaaban. -
Dad loo xidhiy 10 danbiil oo ukun ah oo ay ka xadeen beerta Madaxweyne kuxigeenka Kenya
Sida ay qortay warbaahinta Standard ee kasoo baxda dalkan Kenyan, booliska Kenya ayaa xidhay afar qof oo lagu tuhmayo inay 10 danbiil oo ukun ah ka xadeen beerta madaxweyne kuxigeenka Kenya William Ruto. Ukunta oo laga xaday beerta oo ku taal deegaanka Uasin Gishu ayaa ku fadhida lacag dhan 2,500KSh oo qiyaastii u dhiganta $25. -
'Hoggaamiyaha' IS Al-Bagdadi oo kasoo muuqday muuqaalkii ugu horreeyay muddo shan sano ah
Nin la rumeysan yahay inuu yahay hoggaamiyaha kooxda Isugu yeerta Dowladda Islaamka ee IS ayaa si aan looga baran uga soo muuqday muuqaal lasoo duubay, isagoo ku dhaartay inay ka aargoosan doonaan kuwii kala wareegay dhulkii ay kooxdu ku xooganeyd. -
'Qadadeyda ayaan ka iibiyey arday aan wax wada baraneynay maantana huteella caalami ah ayaan maamulaa'
Sharan Pasricha wuxuu maamule ka yahay huteelka caalamiga ah ee Ennismore oo ku yaallo magaalada London. -
Guurkii Idris Elba iyo Sabriina oo niyad jab ku abuuray gabdho badan
Dumar badan ayaa fariimo ay soo dhigeen baraha bulshada ku muujiyey dareenkooda, qaar ka mid ayaa yiri, "Waxaan u malaynayey inaad aniga I dooran doontid balse dhibmalahan". -
Qureec la'aanta ma loo dhintaa?
Daraasad ay soo saartay jaamacad ku taallo Mareykanka ayaa sheegtay inuu xiriir aad u weyn uu ka dhaxeeyo wadna xanuunka loo dhinto iyo qureec la'aanta. -
Maxaad ka ogtahay qaabka caruurtaada aad ugu horseedi kartid xanuun halis ah?
Walwalka xad-dhaafka ah wuxuu ka mid yahay xanuunada dhimirka ku dhaca, waxaana keena xanaaqa joogtada ah, sida qofka uu niyo jabo ama inuu dareemo in uusan wax qiimo lahayn iyo in canuga uu dareemo in uusan lahayn wax rajo ah. -
Wargeyska Daily Nation : Kenya waxa ay xiriir dublamaasiyadeed la yeelanaysaa Somaliland
Wakiilka Kenya ay u igmatay arrimaha Somaliland Mr Githiora ayaa horey uga hawlgali jiray safaaradda Kenya ee Moscow, Ruushka.