BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Nin Soomaali ah oo Isniin walba guba kaam qaxooti oo ku yaalla Jarmalka
Ninka ayaa ku eedeysan in uu isniin walba dab qabadsiiyo kaam qaxooti oo uu isaguba ku jiro, kuna yaallo Magaalada Bad Dürrheim ee Gobolka Baden-Württemberg.
Safarkii Spain ee Liibiya isku baddelay: Sida gabadhan uu u khiyaanay magafihii u ballan qaaday inuu Spain geynayo
Hase yeeshee nasiib darro qorshihii ma uusan noqon sidii ay mukhalasiinta ku qanciyeen aabahaan gabadhiisa oo arrintii weji kale ayay yeelatay oo waxaa safarkii Spain uu ku noqday Libiya.
Geerida Malaaqii lagu naaneysi jiray "AK-47" ee muddada dheer ka tirsanaa al-Shabaab iyo kaalintii uu ku lahaa go’doominta Xudur
Muddada ay go'doonka ahayd Xudur waxa adkaa nolosha dadka kunool oo ku tiirsan kaliya badeecaddaha ganacsi iyo kuwa gargaarka ee lagu gaarsiiyo diyaaraddaha, taasina waxa ay dhawr jeer qarka u saartay in macluul looga dhawaaqo.
Ma si lama filaan ah ayay u fashilantay shirkadda gawaarida Tesla ee Elon Musk
Hoos u dhaca iibku wuxuu saameeyay dakhliga Tesla wuxuuna dhaawacay faa'iidada shirkadda. Qiimaha saamigeeda ayaa hoos u dhacay in ka badan rubuc tan iyo bilowgii sanadkan.
Tahriibayaal Soomaali u badan oo laga soo badbaadiyay koox ku heysatay Libya
Libya ayaa marin u noqotay muhaajiriinta ka qaxeysa dagaalka iyo saboolnimada ee u socda Yurub iyagoo sii maraya marin halis ah oo saxaraha ah iyo badda Mediterranean-ka kadib markii xukunka laga tuuray Muammar Gaddafi sanadkii 2011.
Maxay dowladda Soomaaliya ka tiri warbixintii Amnesty ee duqeynta lagu eedeeyay inay Turkidu ka gaysteen duleedka Afgooye?
Amnesty waxay sheegtay in ay wareysatay 12 qof, oo ay ku jiraan afar kamid ah dhibanayaashii waxyeeladu soo gaartay iyo goobjoogayaal, iyo afar xubnood oo kamid ah qoyska mashaqadu qabsatay.
Shimbir dabiib dibadda loogu qaaday iyo dhimashadiisa oo xukuumadda Somaliland ay ka hadashay
Shimbirka ayaa ku dhintay magaalada Lowya Caddo oo ka tirsan gobolka Awdal ee Somaliland iyadoo loo sii waday dalka Jabuuti halkaas oo la doonayey in lagu soo dabiibo.
Madaxweyne Putin oo caro darteed amar ugu bixiyay in heegan la geliyo hubka nugliyeerka
Tallaabadan ayaa lagu sheegay in looga jawaabayo "hanjabaadaha" saraakiisha reer galbeedka.
Heshiisyada ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Kenya iyo sababihii ay u fuli waayeen kuwii hore
Sida aan ka xiganay xafiiska Raisul Wasaarraha Soomaaliya, afar heshiis ayaa la qorsheynayaa in ay kala saxiixdaan labada waddan.
Maxay tahay soo jeedinta ay sida lama filaanka ah u aqbashay Xamaas si ay ula heshiiso Israa'iil?
Sida lagasoo xigtay mas'uuliyiinta Xamaas, soo jeedinta ayaa ka kooban saddex marxaladood, marxalad kastana ay tahay 42 maalmood.
Wax badan ka ogow taariikhda iyo xaaladda degmada Rafax ee Israa’iil dooneyso in ay ku qaaddo gulufka milatari
Tobannaankii sano ee la soo dhaafay waxay lahayd godad dhulka hoostiisa ah oo isku xira Qasa iyo Masar, kuwaas oo aan rasmi ahayn, illaa ciidamada Masar ay dumiyaan sanadihii la soo dhaafay.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 8 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 8 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 7 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 7 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.