BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliKenya ayaa shalay la wareegtay madaxtinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo durbaba soo qaban qaabisay afar munaasabadood oo heer sare ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/2/2021 10:55:12 AM
BBC News SomaliMadaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay xilli uu magaalada Sochi kulan kula lahaa Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, in sidoo kale ay ajandayaasha ku jiraan tallaabooyinka la qaadi karo ee quseeya diyaaradaha dagaalka iyo maraakiibta badda hoosteeda.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/2/2021 7:25:12 AM
BBC News SomaliXiisad ayaa weli ka taagan gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya kaddib markii shalay ciidamo ka tirsan ururka Alhu Sunna Wal Jamaaca ay qabsadeen magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/2/2021 4:37:11 AM
BBC News SomaliWararka ka imanaya deegaanka Bohol, ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhex marey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunnah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 6:19:11 PM
BBC News SomaliQadar ayaa door muhiim ah ka cayaartay in wada hadal lala bilaabo Taliban. Balse haatan Qadar waxay niyad xumo ka muujisay hannaanka Taliban kaddib markii ay la wareegeen Afghanistan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 5:25:13 PM
BBC News SomaliWararka ka imanaya deegaanka Bohol, ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhex marey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunnah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 4:43:10 PM
BBC News SomaliWararka ka imanaya deegaanka Bohol, ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhex marey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunnah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 4:37:13 PM
BBC News SomaliSoomaaliya ayaa muddo dheer la daalaa dhacaysay caqabadaha is biirsaday ee iska hor imaadyada hubeysan iyo isbeddelka cimilada, iyadoo indha indheeyayaasha ay sheegayaan in labadan xaaladood la isla xiriirin karo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 3:43:11 PM
BBC News SomaliWararka ka imanaya deegaanka Bohol, ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhex marey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunnah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 12:43:12 PM
BBC News SomaliWeligaa ma isweydiisay sababta aysan cuntadu ugu dhegin digsiga, sababta dufanku uusan uga soo bixin mikrowave-ka, ama sababta aysan biyuhu ugu qooyn jaakadaada?
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 10:31:12 AM
BBC News SomaliNin u dhashay waddanka Turkiga ayaa ku biiray dedaal qof lagu baadigoobayay isagoo aan ogayn in qofka dadkaasi ay baadigoobayaan uu isagu yahay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 9:49:15 AM
BBC News SomaliQofkii ugu dambeeyay ee Israa'iil u dhashay ee ugu danbeeyey ee isaga baxay Afghanistan, wuxuu sheegayaa in Israa'iil aysan aaminin Mareykanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/1/2021 5:25:11 AM
BBC News SomaliNin u dhashay waddanka Turkiga ayaa ku biiray dedaal qof lagu baadigoobayay isagoo aan ogayn in qofka dadkaasi ay baadigoobayaan uu isagu yahay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/30/2021 7:25:10 PM
BBC News SomaliWararka ka imanaya deegaanka Bohol, ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhex marey ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunnah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/30/2021 6:55:11 PM
BBC News SomaliSida ay sheegayaan wararka ka imanaya xarunta gobolka Shabeelada Dhexe ee magaalada Jowhar, ayaa waxaa halkaasi lagu xirey dhalinyaro dhawr ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/30/2021 5:19:11 PM
BBC News SomaliAfar ka mid ah lixda maxbuus ee Falastiiniyiinta ah ee dib loo soo xiray kaddib markii ay ka baxsadeen xabsiga sida wayn loo ilaaliyo ee Gilboa horraantii bishan ayaa la filayaa inay qaab muuqaal ah maxkamadda uga qabgalaan Arbacada.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/30/2021 3:55:12 PM
BBC News SomaliInkastoo xisbiyada siyaasadda ay qaadeceen doorashada, haddana waa middii ugu horeysay ee deegaanka tan iyo markii uu isbedelka ka dhacay Itoobiya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/30/2021 9:01:11 AM
BBC News SomaliMagaalada Muqdisho waxaa Isniintii ku geeriyooday Alle ha u naxariistee majaajiliistihii caanka ahaa ee Soomaaliyeed, Cabdi Muriidi Dheere oo loo garan og yahay "Ajakis".
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/29/2021 1:08:12 PM
BBC News SomaliWaa sheeko ay dad badan u arkaan inay tahay mid dhiiro galineysa dadka ka shaqeeya xaruumaha dadweynaha loogu adeego gaarahaan xaruumaha caafimaadka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/29/2021 12:32:12 PM
BBC News SomaliWaa sheeko ay dad badan u arkaan inay tahay mid dhiiro galineysa dadka ka shaqeeya xaruumaha dadweynaha loogu adeego gaarahaan xaruumaha caafimaadka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/29/2021 8:56:11 AM
BBC News SomaliKonton iyo kow sano ka dib geeridiisii, dhaxalkii iyo raadkii uu ka tagay Madaxweynihii hore ee Masar Gamal Abdel Nasser ayaa weli ah mid ay dood kulul ka taagan tahay, gaar ahaan markasta oo ay soo ifbaxaan arrimo gaar ah sida caadifadda Israa'iil.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/29/2021 5:38:11 AM
BBC News SomaliLionel Messi ayaa kooxda Paris St-Germain si qurux badan ugu dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay xilli ay kooxda Manchester City ku garaaceen koobka Champions League.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/29/2021 2:44:13 AM
BBC News SomaliJanaraal sare oo ka tirsan militariga Mareykanka, oo lagu magacaabo Mark Milley, ayaa sheegay in Taalibaanka Afghanistan aysan jarin xiriirkii ay la lahaayeen Al-Qaacida.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/28/2021 7:14:14 PM
BBC News SomaliLix ka mid ah haweenka garsooreyaasha ah oo is qarinaya ayaa la hadlay BBC-da, waxayna ku sugan yihiin meelo sir ah oo ka mid ah dalka Afghanistan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/28/2021 5:08:10 PM
BBC News SomaliRa'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka hadlay munaasabadda hadal jeedinta musharraxiinta doorashada Aqalka Sare ee gobollada Waqooyi, taas oo ka dhacday xerada Afisyoone.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS9/28/2021 1:50:12 PM