BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliMauro Restrepo wuxuu Sophia Adams ku eedeeyay in ay wax ka qaban wayday ballantii ahayd in ay ka badbaadineyso sixirka guurkiisa saaran.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/7/2021 9:37:12 AM
BBC News SomaliXukuumadda Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbnnaanida Soomaaliland ayaa muddo 14 cisho ah u qabtay in ay uga baxaan degmada Ceergaabo ee gobalka Sanaag dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/7/2021 8:07:12 AM
BBC News SomaliWaxaa la ogaaday in kala -soocidda qaab -dhismeedka dhammaan dadkii ka qeyb qaatay tijaabada ay soo hagaagtay, heerkooda maaddada klotho borotiinka ayaa sidoo kale kordhay
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/6/2021 4:19:14 PM
BBC News SomaliHowlgal "weyn" ayaa la billaabay si la isugu dayo in xal loo helo mid ka mid ah kiisaska ugu jah wareerka badan ee Israa'iil, sida uu sheegay Ra'iisul Wasaaraha.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/6/2021 12:43:12 PM
BBC News SomaliHase yeeshee asaasaha facebook Mark Zuckerberg ayaa iska difaacay eedeymaha , wuxuuna ku tilmaamay kuwa been abuur ah, sawir qaldana ka bixinaya shirkadda.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/6/2021 7:13:11 AM
BBC News SomaliWakaaladda sirdoonka Israa'iil (Mossad) ayaa fulisay hawlgal "geesinimo leh" iyada oo ujeedadu ahayd in la ogaado halka uu ku dambeeyay duuliyihii la waayay, Ron Arad, sida uu sheegay ra'iisul wasaaraha Israa'iil Naftali Bennett.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/6/2021 3:43:13 AM
BBC News SomaliGo'aanka maxkamadda ayaa daba socda codsi ay soo jeediyeen qareenno doonayay in magdhow la siiyo qoysaska iyadoo la raacayo xeerarka maareynta musiibooyinka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/6/2021 2:37:12 AM
BBC News SomaliFilimkan waxa uu ku saabsan yahay sida ay diblomaasiyiintii labada Kuuriya uga baxsadeen Muqdisho markii uu qarxay dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/5/2021 6:55:16 PM
BBC News SomaliMeydka wiil 24 jir ah ayaa 28-kii bishii la soo dhaafay laga helay waddada tareenka ee deegaanka Belgaum, oo ka tirsan gobolka Karnataka ee dalka Hindiya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/5/2021 11:43:10 AM
BBC News SomaliAdeegyada aaladaha baraha bulshada ee dadku ku wada xiriiraan ee Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa dib hawada ugu soo laabtay kadib markii uu hawada ka maqnaa ku dhawaad 6 saacadood,sida ay shirkadu sheegtay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/5/2021 4:25:10 AM
BBC News SomaliWafddi u hoggaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray dalka Qadar kadib markii uu casuumaad ka helay amiirka dalkaas Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani, sida ay sheegtay dowladda.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/4/2021 6:01:13 PM
BBC News SomaliMagaca madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ka soo muuqday dukumiintiyada lagu magacaabo "Pandora Papers" - oo ah xogtii ugu weyneyd abid oo laga fashilo dhinaca dhaqaalaha.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/4/2021 5:19:18 PM
BBC News SomaliMagaca madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ka soo muuqday dukumiintiyada lagu magacaabo "Pandora Papers" - oo ah xogtii ugu weyneyd abid oo laga fashilo dhinaca dhaqaalaha.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/4/2021 8:37:13 AM
BBC News SomaliMadax kala duwan ayaa dalka Itoobiya ku sii qulquleysa si ay uga qeybgalaan munaasabadda Abiy Axmed loogu dhaarinayo in Itoobiya uu hoggaamiyo markale.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/4/2021 6:25:11 AM
BBC News SomaliGobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxaa lagu qabtay tababar maalin socday oo ay ka qayb galeen ilaa 100 wilal dhalinyaro ah oo da'a ahaan u dhaxayso 17 ilaa 24 jiro ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/4/2021 5:07:13 AM
BBC News SomaliWarbixintaan ayaa muujinaysa jihooyin badan oo uu leeyahay xiriirka labada dal kuwaas oo dusha sare marka laga eego aad isugu dhow hase yeeshee halkaan ka ogow laamaha uu leeyahaya xiriirka labada dal.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/4/2021 4:25:11 AM
BBC News SomaliSidey ugu suurtagashay Ruja Ignatova inay sameyso lacag dhan $4bilyan oo doolar iyadoo caalamka oo dhan ka iibineysa barnaamij been abuur ah oo ay ku sheegeysay in lacagta ay ku labajibbaareyso - xaggeyse aadday?
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/4/2021 3:55:11 AM
BBC News SomaliWarbixintaan ayaa muujinaysa jihooyin badan oo uu leeyahay xiriirka labada dal kuwaas oo dusha sare marka laga eego aad isugu dhow hase yeeshee halkaan ka ogow laamaha uu leeyahya xiriirka labada dal.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/3/2021 9:19:13 PM
BBC News SomaliCiidanka Cirka ee Mareykanka, ee loo yaqaanno (USAF), waxaa uu ka mid yahay qaybaha ugu waaweyn ee ciidamada qalabka sida ee Mareykanka, mas'uuliyadda koowaad ee ciidankan ayaa ah dagaalka hawada, difaaca hawada Maraykanka , iyo horumarinta cilmi baarista milatariga dalka Maraykanka oo dhaqaale faro badan uu ku baxo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/3/2021 12:19:13 PM
BBC News SomaliDaraasad laga sameeyay Mareykanka ayaa lagu ogaaday in saddex meelood labo ka mid ah dadka ku nool dalkaas lagula dhaqmay Islaam nacayb, halka in ka badan boqolkiiba 90 ay sheegen in arrintaasi ay saameysay caafimaadka maskaxdooda.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/3/2021 9:31:13 AM
BBC News SomaliWasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdollahian ayaa sheegay in saraakiisha Mareykanka ay bishii la soo dhaafya isku dayeen inay kala hadlaan soo celinta wada hadallada nukliyeerka, balse uu ku xiray shuruud adag, oo hore la isku mari waayay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/3/2021 4:49:11 AM
BBC News SomaliXiisad ayaa weli ka taagan gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya kaddib markii dhawaan ciidamo ka tirsan ururka Alhu Sunna Wal Jamaaca ay qabsadeen magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/3/2021 2:49:13 AM