BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliAman Khalili ayaa caawinaad ka codsaday Joe Biden 13 sano kaddib markii isagoo xilligaas senator ah uu ka badbaadiyay khatar uu wajahayay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/12/2021 3:43:13 AM
BBC News SomaliJacinta Wambu waa gabadh 24 jir ah oo ku nool dalka Kenya waxay sheegtay in cabsi ay lasoo deristo mar kasta oo aragto ragga xitaa waxaa xilliggaas ku adag inay hadasho.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/11/2021 4:37:13 PM
BBC News SomaliSoddon iyo afar sano kadib markii la dilay madaxweynihii Burkina Faso Thomas Sankara, Thomas Sankara ayaa waxaa dilkiisa lagu eedeeyay 14 qof oo la sheegay inay ku lug lahaayeen qaarijinta ninka lagu magacaabi jiray , "Halyeeygii Afrika".
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/11/2021 2:49:11 PM
BBC News SomaliDeegaankan wuxuu caan ku yahay dhul bacrin ah oo wax soo saar leh. Sawaxanka, iyo dhawaaqyada xanuunka ee la maqlayay ayaa ahaa kuwo ka guuxayay waddooyinka dhulkaas.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/11/2021 10:55:12 AM
BBC News SomaliMaxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa Talaadada laga dhowrayaa in ay go'aan kasoo saarto kiiska muranka xadka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/11/2021 8:25:12 AM
BBC News SomaliKorneyl hore ayaa sharraxaya hoggaan ujeeddadiisu oo dhan ay tahay inuu lacag sameeyo, laga billaabo warshadaha daroogada sameeya ilaa ka gacansiga sharci darrada ah ee hubka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/11/2021 5:25:11 AM
BBC News SomaliWaxaa dalka harreeyay dagaallada u dhexeeyay qowmiyadaha qaar, kaas oo horseeday burbur dhaqaale iyo dagaallada ka qarxay gobolka waqooyiga ku yaalla ee Tigray.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/10/2021 1:31:12 PM
BBC News SomaliNadaafadda afka waa dhibaato ay khubarradu ku sheegeen inay saameyso ku dhowaad 25 boqolkiiba bulshada caalamka. Waxaa jira waxyaabo badan oo dhibaatadan sabab u ah, balse intooda badan waxay la xiriiraan nadaafadda afka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/10/2021 10:31:12 AM
BBC News SomaliGacalisada weriyihii la dilay ee Jamal Khashoggi ayaa sheegtay in la wareegidda Newcastle United ee uu Sacuudigu taageeray ay "qalbi jab" u tahay iyada.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/10/2021 4:37:14 AM
BBC News SomaliSaraakiisha Mareykanka waxay rumeysnaayeen in Mr Zubeydah-oo ku magac dheeraa Zeyn Al Caabidiin Maxamed Xuseyn uu kamid ahaa saraakiisha sare ee Al Qaacida, sidoo kalena uu kaaliye sare u ahaa Osama Bin Laden.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/9/2021 1:13:13 PM
BBC News SomaliAbaalmarin lagu maamuuso haldoorka ganacsatada madow ee British-ka ah ayaa sanadkan waxaa ku guulaystay Jamal Muxumed Tahliil iyo Edgar Chibaka oo sanado badan ka hor ku shirkoobay shirkad ka shaqeysa ammaanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/9/2021 9:49:11 AM
BBC News SomaliSaynisyahannada ayaa aaminsan inay sharraxaad ka bixin karaan sababta ay dadka qaar ee uu ku dhacay Covid ay isku arkaan xaalad barar suulka ah ama xitaa faraha.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/9/2021 4:43:10 AM
BBC News SomaliXukuumadda Ankara ayaa doonaysa inay casriyeyso ciidankeeda cirka kadib markii uu Maraykanka ka iibin diiday diyaaradaha dagaalka nooca u dambeeyay ee F-35, kadib khilaaf soo kala dhexgalay labada waddan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/9/2021 2:13:14 AM
BBC News SomaliFilimkan oo ay jilaayaasha ku jira wada yihiin Soomaali ayaa la sameeyay sannadkan, waxaana lagu baahiyay qaar ka mid ah dalalka Caalamka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/8/2021 4:19:11 PM
BBC News SomaliKenya ayaa sheegtay inaysan aqoonsan doonin go'aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ ee k u saabsan muranka soohdinta badda ee kala dhexeeya Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/8/2021 11:25:13 AM
BBC News SomaliSaraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in aan wali la ogeyn waxa ku dhacay markabkooda oo ah nooca biyaha hoostooda quusa. 15 naaquude ayaa ku dhaawacmay dhacdadan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/8/2021 9:07:13 AM
BBC News SomaliDanyeer hadda ka hor dunida si weyn uga caan baxay kaddib markii uu isagoo bani'aadan isu ekeysiinaya sawir soo galay ayaa lasoo tabiyay in uu geeriyooday.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/8/2021 5:55:11 AM
BBC News SomaliSaraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in aan wali la ogeyn waxa ku dhacay markabkooda oo ah nooca biyaha hoostooda quusa. 15 naaquude ayaa ku dhaawacmay dhacdadan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/8/2021 3:55:12 AM
BBC News SomaliLaurent Delahousse oo ka hadlayay kulan uu soo qabanqaabiyay Golaha Caasimadda Monrovia, ayaa wuxuu sheegay inuu la yaabay ustagga yaalla wadooyinka caasimad sanad ka hor markii halkaa loo bedalay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/8/2021 2:25:12 AM
BBC News SomaliDacwaddan ayaa dhaawac ku ah Amiirkan maalqabeenka ah ee jecel in aan la ogaan arrimihiisa u gaarka ah isla markaasna neceb buuqa iyo is jiid jiidka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/7/2021 6:25:13 PM
BBC News SomaliCarruurta ku nool inta badan qaaradda Afrika ayaa laga tallaali doonaa duumada ama Malaariyada ka dib markii guulo taariikhi ah laga gaaray dagaalka ka dhanka ah cudurkan dilaaga ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/7/2021 1:13:10 PM