BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliWuxuu geeridiisa ula kulmay si bah dil ah kaddib markii xoogagga NTC ee kasoo hor jeeday maamulkiisa ay heleen isagoo ku dhuumanaya biyo mareen dhulka hoostiisa ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/21/2021 4:18:13 PM
BBC News SomaliQaar ka mid ah taageerayaasha kooxda Magpies-ka ayaa soo xirtay dharka Carabta mar ay isugu soo baxeen afaafka hore ee garoonka St James' Park si ay ugu dabaaldagaan iibsashada kooxdaasi.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/21/2021 5:18:12 AM
BBC News SomaliMadaxweynaha waddanka Kenya, ayaa markale gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo dhawaan Soomaaliya u xukumay qeyb badan oo ka mid ah soohdinta badda ay ku mursanaayeen Kenya iyo Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/21/2021 4:42:11 AM
BBC News SomaliAgrafa waa magaalo ku taalla dalka Giriigga oo dad badan aysan ka warheynin taariikhdeeda, waana magaalo ay booqdeen dad fara ku tiris ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/20/2021 7:00:12 PM
BBC News SomaliDuuliyahan ayaa waday mid ka mid ah diyaaradihii lagu soo riday Muqdisho 1993, xilligaas oo uu socday dagaal u dhexeeyay Ceydiid iyo Mareykanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/20/2021 1:30:12 PM
BBC News SomaliTababaraha kooxda kubadda cagta ee jaamacad ku taalla Mareykanka, Nick Rolovich ayaa waayay shaqadiisa oo sanadkii ay ka soo galeysay $3.1m kaddib markii uu diiday inuu qaato tallaalka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/20/2021 3:42:16 AM
BBC News SomaliDad badan waxaa maskaxdooda kusoo dhici kartaa halka ay ka timid fikradda tagsiga duula kaas mar laga arki jiray muuqaallo taxane ahaa oo la oran jiray The Jetsons.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/19/2021 6:36:11 PM
BBC News SomaliInta badan militariga adduunka waxay hormaro ka sameeyeen soo saarista diyaaradaha dagaalka ee khumaatiga u kaca, tan iyo 1940-meeyadii.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/19/2021 5:24:13 PM
BBC News SomaliDowladda Soomaaliya ayaa digniin u dirtay maraakiibta shisheeye ee sida sharci darrada ah uga kalluumeysanayo xeebaha isla markaana sheegtay in caddaallada la horgeeni dadka lagu helo arrintaas.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/19/2021 1:42:11 PM
BBC News SomaliSanad walba bisha Rabiicul-Awal waxaa inta badan dalalka muslimiinta ee sunniga ah laga xusaa dhalashada Nabi Muxammad Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa Ha ahaatee, inkastoo ay jiraan dad kale oo kasoo horjeeda fikirkaas.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/19/2021 11:00:12 AM
BBC News SomaliErgaygii ugu sareeyay Mareykanka ee Afghanistan ayaa xilkiisa iska casilay wax ka yar laba bilood kadib markii ciidamada Mareykanka ay ka baxeen dalkaasi.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/19/2021 4:48:12 AM
BBC News SomaliDad badan waxay qabaan in xalka ugu muhiimsan uu yahay in mustaqbalka la dhiso guryo dul sabeynayo badda si looga hortaggo dhibaatooyinka ka dhasha cimilada kulul iyo sare u kaca biyaha badda.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 5:42:12 PM
BBC News SomaliMeelo badan oo ka tirsan dunida muslimka waxaa sanad kasta lagu qabtaa munaasabado lagu xusayo maalintii uu dhashay Nebi Maxamed N.N.K.H.H.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 4:12:14 PM
BBC News SomaliGo'aankii maxkamadda ICJ ee kiiska badda waxa uu ahaa xukunkii saddexaad ee ay maxkamad ku dhawaaqday oo niyad jab ku noqday dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Uhuru Kenyatta.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 1:54:11 PM
BBC News SomaliMustafe Cumar ayaa horey u ahaa ku simaha madaxweynaha deegaanka Soomaalida ka dib markii sannadkii 2018 la xiray madaxweynihii hore Cabdi Muxumed Cumar, isla markaana xilkii sidaa looga qaaday, taas oo daba socotay qalalaase ka dhacay Jigjiga.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 1:06:11 PM
BBC News SomaliBooliska Britain ayaa gacanta ku haya nin Soomaaliya kasoo jeeda oo lala xiriirinayo dilka xildhibaan ka tisanaa baarlamaanka UK, balse ma aha Soomaaligii ugu horreeyay ee fal noocaas ah ku lug yeesha, gudaha Britain iyo meelo kale oo ka mid ah dalalka reer Galbeedka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 11:12:13 AM
BBC News SomaliMaraakiibta afka hore u dheer ee ku shaqeeya awoodda nukliyeerka, kuwaas oo xambaara diyaaradaha waxay astaan u yihiin awoodda militariga Mareykanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 8:42:13 AM
BBC News SomaliMuslimiinta ayaa dhamaan salaadaha faradka maalinkii axadda ku tukaday Masjidka Xaramka iyadoo ay wajiyadoo laga deehan karo farxad ayna ku jirto jawi iimaan buuxa ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 8:24:13 AM
BBC News SomaliNin qareen ah ayaa ayaa ku taliyay mashruuc noqon kara mid u daneeya dadka magangalyo doonka ah ee isku dayaya inay u gudbaan qaaradda Yurub. Laakiin isla mashruucaas ayaa noqon kara mid dhibaato u keeni kara qaxootiga.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 4:30:11 AM
BBC News SomaliMuslimiinta ayaa dhamaan salaadaha faradka maalinkii axadda ku tukaday Masjidka Xaramka iyadoo ay wajiyadoo laga deehan karo farxad ayna ku jirto jawi iimaan buuxa ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/18/2021 3:42:11 AM
BBC News SomaliCilmi baaris ayaa muujineysa in mid ka mid ah 10-kii qofba uu raadiyo kaniin xanuun baabi'iye ah oo muddo jirkiisa ku jiri kara, taas oo keeneysa in kaniinnada aadka u culus ay liqaan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/17/2021 1:48:14 PM
BBC News SomaliBoolis weerar baadhitaan ah ku waday beer laga beero xashiishadda oo ku taal koonfurta Talyaaniga ayaa qabtay 235 xabbo oo jiir tallaagad lagu hayey ah, taas oo la sheegay in noocaa jiirka ka midka ah ee la yidhaa dormice uu yahay cunto ay jecelyihiin maafiyadu.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/17/2021 10:48:13 AM