MPR News Soomaali (MPR News Somali) Live
BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
3rd & 7 37yd
3rd & 7 37yd
B
S
O
close
close

-





-
Shirkadda Facebook oo soo saareyso arrimo saameyn doona Soomaali badan
Facebook ayaa sanado kahor soo kordhisay muuqaalada tooska loo baahiyo -
Ma dhab baa inuu jaadku sababo cudurka dhimirka?
Wakaaladda Cilmibaadhista Caafimaadka ee Kenya oo shaacisay daraasad cusub ay ku sameysay qaadka. -
Halkeey ku dambeyn doontaa rajadii ahayd in Soomaaliya laga hirgaliyo imtixaan qaran?
Wasaaradda Waxbarashada ayaa ku dhawaaqday in la joojiyay isla markaana la baabi'iyay imtixaanka fasalka 4-aad ee dugsiga sare ee gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya -
Shan arrimood oo aanay raggu si buuxdo uga hadlin iyo sababta ay arrintaas khalad u tahay
Sanadkasta ku dhawaad 800,000 oo qof ayaa naftooda ku gooya dunida oo dhan. Intooda badan waa rag, kuwaas oo aanan dhibaatooyinkooda dadka la wadaagin ama aanin caawin dalban. Haddaba maxay yihiin arrimaha ay tahay in raggu ay wax badan ka hadlaan? -
'Aabe wuxuu igu yiri waxaan u soconnaa dhakhtarka ilkaha, balse dib iiguma uusan soo noqon'
Ka dib markii ay geeriyootay hooyadeed ayaa Hayley Kemp waxaa uu aabaheed uga tagay xarunta lagu xannaaneeyo carruurta, wuxuuna markii uu halkaa keenayay uu u sheegay in ay aadayaan dhakhtarka ilkaha. Xilligaasi waxay jirtay toddobo sano oo kaliya. -
Malaayin lacag ah oo lagu qoray eray khalad ah
Xaanshida lacagta 50-ka doolar ayaa dalka ku faaftay iyadoo uu qoraalkeedu khaldan yahay -
Muxuu yahay kiiska ay Manchester City ku seegi karto ka qeyb galka Champions League-ga?
Xiriirka kubadda cagta Yurub ee Uefa ayaa isbuucan laga sugayaa go'aanka -
"Waxaan Mareykanka u tagay inaan maxkamad la tiigsado ninkii isku dayay inuu Soomaaliya igu dilo"
Wuxuu sheegay inuu laaluush siiyay raggii loogu diray inay meydkiisa aasaan. -
Kiiska Caaisha: Ma laga yaabaa in ay rag baxsadeen?
Dhaqaatiirta baaritaanka sameeyay waxay sheegeen in laga shakiyay in ragga qaar ay adeegsadeen cinjirka galmada, balse baaritaanka cidiyaha Caa'isho lagu ogaaday in ay kufsiga qeyb ka ahaayeen. -
Maqaal: Nabadeynta Soomaaliya ma waxay ku xirantahay Al Shabaab?
Maqaalka wargeyska ayaa mid kamid ah cinwaanadiisa laga dhigay 'soo afjaridda dagaalka sokeeye ayaa ka saameyn badan la dagaalanka argagixisada'. -
Kenya oo malaayiin doollar ku bixisay muranka badda ee Soomaaliya
Xilli kiiska muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya uu marayo meel xasaasi ah ayaa waxaa soo baxaya qiimayn lagu samaynayo dhaqaalaha ku baxaya dacwadaasi. -
Ragga ma ku dhiirran karaan jikada
Ragga Soomaalida ayaa intooda badan aan looga baran iney qoysaskooda jikada u galaan. -
Gabadh yar oo isku dayday inay laaluushto Ra'iisul wasaaraha New Zealand
Ra'iisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa diiday "laaluush" ay gabar yar oo 11 jir ah usoo bandhigtay, kaas oo ay ku dalbaneyso inay hirgeliso xarun lagu baaro maska duula ee loo yaqano Dragon. -
Toban sano ka dib anigoo xor ah ayaan qoyskayda la af-furayaa
Tan iyo intii uu dalka Itoobiya ka dhacay isbaddalka ayaa waxaa soo baxaya sheekooyiin kala duwan oo ku saabsan xaaladihii dalkaas ka jiray. -
Ilhaan Cumar: Muslimiinta lama handadi karo
Waxay sheegtay inay si wadajir ah ay ugu hortagi doonaan dhibaatooyinka lasoo gudboonaado. -
Salaax, Mane iyo Aubameyang oo abaal marin wadaagay
Sadio Mane iyo Pierre-Emerick Aubameyang ayaa goolal dhaliyay maalintii u dambaysay ee ciyaaraha koobka horyaalka Ingiriiska iyaga oo sidaa abaalmarinta kabta dahabka ah kula wadaagay Maxamed Salaax. -
Imtixaankii dugsiyada sare ee Soomaaliya oo fashilmay.
Xalay ayuu wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdilaahi Goodax Barre kaga dhawaaqay telefishanka dawladda, in guud ahaanba la joojiyey imtixaankii dugsiyada sare e e dawladda. -
Rakaabka maisku haleyn karaan kuraasta dambe ee gawaarida?
Suunka badqabka rakaabka ee ku dhagan kuraasta dambe ee baabuurta ayaa lagu sheegay in uu dhaawac u horseedi karo rakaabka. -
Cumar Al Bashiir oo dacwad lagu soo oogay
Ilaa hadda lama hayo wax war ah oo ku saabsan xaaladda Al Bashiir -
Xaaf iyo Axmed Madoobe ma waxaa loo dagay xeelad siyaasadeed?
Xaaf iyo Axmed Madoobe ayaa isaga soo baxay shirkii Garoowe -
16 sano jir Soomaali ah oo wacdaro ka dhigtay Norway
Shaqada Garsooranimada ama Albiitaraha ayaa ah shaqo aad u adag ,Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee gobolka Trøndelag. Waxay kamid tahay garsoorayaasha ciyaarta kubada cagta kooxaha dhalinyarada ee dalka Norway. -
Hoggaamiye indhaha caalamka soo jiitay markii uu dalkiisa ku dhaqay shareecada Islaamka
Dalkan yar ayaa si weyn looga hadal hayay caalamka kaddib lagu soo roggay ku dhaqanka shareecada islaamka -
Maqaamka Muqdisho ma siyaasiyiin ba ku owr-kacsada?
Maqaamka Muqdisho waa qodob ka mid ah arrimaha ugu adag ee dowladda madaxweyne farmaajo ay wajeheyso. -
Waxyaabaha kuu sahli kara inaad shaqo hesho
Waxaa laga yaabaa inaysan fududeyn inaad hesho shaqadii aad ku hanweyneyd, haddana waxaaba ka sii daran haddii aadan aqoon waxa ay badrooniyaashu doonayaan. -
Oday Soomaaliyeed oo ay booliska Deegaanka Soomaalida ku jirdileen magaalada Jigjiga
Booliska deegaanka Soomaalida oo jirdil u geystay oday Soomaaliyeed oo jigjiga ku nool xilli uu ku sugnaa goobtiisa shaqo. -
Shirkad xabaalaha qodda oo suuq la'aan ka cabatay
Shirkad xabalahaqodda ayaa sheegtay inuu dakhligooda 2019-ka hoos dhacay maadaamaa ay dadka dhimanaya sanadkan yaraadeen. -
Madaxweyne ku xigeenka USA: Ilhaan meelna ugama bannaana guddiga arrimaha dibadda ee Kongreska
Madaxweyne ku xigeenka Mareyknaka Mike Pence ayaa sheegay iney Ilhaan Cumar meelna uga bannaaneyn guddiga arrimaha dibadda ee Kongreska. -
Maraakiib Imaaraadka laga leeyahay "oo la weeraray"
Afar markab oo ganacsi ah ayaa ayaa lagu qaaday "weerar lagu minjaxaabinayo" iyaga oo maraya meel u dhaw biyo xadeedka Isutagga Imaaraadka Carabta, sida ay sheegtay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka. -
Kabta Dahabka ah: maxaad ka taqaan ciyaartoyda Afrikaanka ah ee ku wada guulaystay?
Sadio Mane iyo Pierre-Emerick Aubameyang ayaa maalintii u danbaysay horyaalka dhaliyey goolashii ay kula wadaagi lahaayeen kabta dahabka ah, ee la siiyo laacibka ugu goolasha badan Mahamed Salah. -
Diyaarad taayirro la’aan degtay
Duuliye u dhashay dalka Myanmar ayaa si nabdoon ku dejiyay diyaarad aan lahayn cagaha hore kaddib markii qalabka diyaaradda lagu dejiyo ay cilad ku timid. -
Manchester City oo hanatay Horyaalka Ingiriiska
Horyaalka waxaa si adag ugu loollamayay City iyo Liverpool -
Weerar dad ku dhinteen oo lagu bartilmaameedsaday kaniisad
Weerarrada lagu qaado kaniisadaha ayaa soo badayay in muddo ahba -
Rouhani: Iiraan waxaa soo food saaray cadaadis aan horay loo arag
Madaxweynaha dalka Iiraan Hassan Rouhani ayaa shacabka dalkaasi ugu baaqay iney midoobaan. -
Imaam 100 jir ah oo Kaniisad galay
Muddo 26 sano ah ayuu ninkan ahaa Imaamka ugu sarreeya muslimiinta waddankiisa -
Tuulooyinkii hooyo la'aanta ahaa
Waa tuulo dhan oo hooyooyinka marka ay carruurta dhalaan ay ka dhaqaaqaan. -
Ma ogtahay magaalada ay ku nool yihiin maalqabeennada ugu badan caalamka ee 2019?
Magaalada London ayaa noqotay hoyga maalqabeennada ugu badan caalamka, sida lagu sheegay wargeyska Sunday Times ee UK kasoo baxa, kaasoo sanad kasta shaaciya liiska dadka maalqabeenka ah. -
Reer Somaliland maka midaysan yihiin xuska 18-ka May?
Somaliland ayaa 18-kii bishii ee 1991-dii, ku dhawaaqday in ay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale. -
Maxkamad dil ku xukuntay qaar kamid ah raggii loo haystay kiiskii Caasho Ilyaas
Maxkamadda darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku ridday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caasho Ilyaas Aadan oo sanadkaan horraantiisii kufsi iyo dil loogu geeystay magaalada Gaalkacyo. -
Guuldarradii shirkii Garoowe oo sii kala geeysay madaxda Galmudug
Maamulka Galmudug ayaa shalay ku dhawaaqay in shirkii Garoowe uu fashilmay balse gudaha maamulkaasi waxaa ka jira khilaaf xooggan oo ka weyn khilaafka u dhaxeeya maamulkaasi iyo dowladda dhexe. -
Madaxweynihii Kenya oo ''la la'yahay''
Shacabka Kenyaanka ayaa sabtidii baraha bulshada ku kulanto ee twitter-ka ku dalbaday jawaabo ku saabsan halka uu ku dambeeyay Madaxweyne Uhuru Kenyatta. -
Ma ogyahay Maraykanku dadka aan waxba galabsan ee duqaymaha uu ku fuliyo Soomaaliya ay galaaftaan?
Ibrahim Hirsi wuxuu dib ugu laabtay Muqdisho isaga iyo laba saaxiibbadii ah 18-kii Maarso markaas oo ay gaadhigiisa haleeshay duqaynta xagga cirka ah ee Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya..ibraahin, oo markuu noolaa maalintiisa ku qaadan jirey tuulada oo ay beer ku leeyihiin qoyskoodu ayaa la dilay,isaga iyo nin kale oo gaadhiga kula jiray. Rakaabkii seddexaad ee la saarnaana muddo kaddib ayuu isna cisbitaalka ku geeryooday -
Maxaa saameyn ah uu leeyahay qabowga darran ee ka jira Yurub iyo Mareykanka?
Ugu yaraan 21 ruux ayaa u dhimatay sababo la xiriira qabow iyo cimilo baraf wadata oo ku dhufatay qeybo ka mid ah bartamada iyo galbeedka waddanka Mareykanka. -
Maryam: Waxaan hooyadey u ballan qaaday in aanan isdili doonin
Gabadhan ayaa Qisadeeda uga sheekeysay barnaamij ay sameysay BBC-da -
Xildhibaanno gacanta isula tagay iyagoo baarlamaanka ku jira saxaafadduna ay goob joog tahay
Qaar ka mid ah mudaneyaasha ayey soo gaareen dhaawacyo kala duwan