BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliDhammaadkii 70-meeyadii, Elton John ayaa ku heesay in erayga 'Waan ka xumahay' uu yahay kan ugu adag. Waa mid ka mid ah heesaha loogu jecel yahay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/30/2021 11:00:12 AM
BBC News SomaliDalalka saaxibada Soomaaliya ayaa si wayn u soo dhaweeyay doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday saddex degmo oo Puntland ka tirsan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/29/2021 5:54:14 PM
BBC News SomaliGobolka Mareykanka ee Alaska ayaa sanad walba October 18 u dabaal dega, Maalinta Alaska, oo ah maalinta dhulkan laga soo wareejiyay Ruushka ee loona soo wareejiyay Mareykanka sanadkii 1867, kaddib markii Washington ay Moscow uga iibsatay $7.2 milyan. Maxay tahay sheekada Alaska?
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/29/2021 4:06:10 PM
BBC News SomaliMaxkamada sare ee Pakistan ayaa xukuntay in sharciga da'da ugu yar ee dhalinyarada loo ogolaan karo in ay guursadaan aysan ahayn mid ka hor imaanaysa diinta Islaamka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/29/2021 3:24:12 PM
BBC News SomaliMaalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada Hargeysa ee Xarunta Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ka taagneyd cabasho ku saabsan maqaayad lagu caweeyo oo uu ka socday bandhig-faneed taas oo sida la sheegay lagu dul furay sameecado
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/29/2021 5:42:13 AM
BBC News SomaliWaxaa la geeyay guriga nin balwadda aad u isticmaala oo ay kooxdu ka afduubteen bartamaha Britain, si uu u iibiyo badeecadda. (Waxaana lagu magacaabaa guriga cuckoo, oo micneheedu yahay shimbir ukunteeda ku dhasha buulka ay shimbiraha kale ka guureen.)
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/29/2021 5:12:11 AM
BBC News SomaliHaddaba, muxuu ahaa howlgalkan horseeday halista weyn xilliggii dagaalkii qaboobaa kaas oo ay dunida qarka u saarneyd in lagu weeraro hubka nukliyerka?
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/29/2021 4:24:14 AM
BBC News SomaliMadaxa siyaasadda ee xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca ee dhawaan ka dagaallmay Galmudug ayay BBC-da weydiisay tallaabada xigta ee ay qaadi doonaan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/29/2021 3:48:11 AM
BBC News SomaliWaxaa sidooda ahaan doona adeegyada facebook, Instagram iyo WhatsApp balse shirkadda wayn ee ay hoos imaadaan oo markii hore xitaa dusha sare ka ahayd Facebook ayaa loo yeelay magac kale.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 7:06:13 PM
BBC News SomaliCiidanka DANAB waxay ka qeyb galeen dagaalkii u dhexeeyay ciidamada Galmudug oo garab ka helayay kuwa dowladda iyo malleeshiyaadka ururka Ahlu Sunna.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 5:48:13 PM
BBC News SomaliSideed nin oo reer Nigeria ah oo lagu eedeeyey falal dambiyeed ay ka geysteen bog internet-ka ah oo la isku shukaansado ayaa la hor keeney maxkamad ku taal Koonfur Afrika ka dib hawlgal ballaadhan oo caalami ah oo ay ka qayb galeen FBI iyo Interpol.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 5:24:12 PM
BBC News SomaliMadaxa siyaasadda ee xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca ee dhawaan ka dagaallmay Galmudug ayay BBC-da weydiisay tallaabada xigta ee ay qaadi doonaan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 4:36:10 PM
BBC News SomaliKaamirada waxay ahaan jirtay mid ay ku naalloodaan xiddigaha caanka ah ee filimada iyo wariyeyaasha telefishinnada balse Baraha Bulshada ayaa sahlay in qof walba uu soo hor istaagi karo kaamiro uuna caan noqon karo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 1:54:12 PM
BBC News SomaliTaliska Ciidammada Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabay eedeymo sheegayay inay taageero milatari u fidiyeen ciidammada dowladda ee dhawaan magaalda Guriceel kula dagaalamay meleeshiyada Ahlu Sunna.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 9:36:12 AM
BBC News SomaliIntii ay socdeen dagaalka iyo xiisadihii ka dhashay dowladdii xukunka la wareegtay kaddib xornimadii, Uganda waxaa ka soo ifbaxay kooxo badan oo mucaarad ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 8:48:14 AM
BBC News SomaliSanadkii 2017 ayay aheyd markii Mako oo gabadh ka tirsan qoyska reer Boqor ee dalka Jaban ay shaacisay inay guursaneyso wiil ay isku fasal ahaayeen oo lagu magacaabo Kei Komuro, waxay sheegtay inay si weyn u jeclaatay ninkan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 5:12:11 AM
BBC News SomaliGantaalada Hypersonic waxay ku socdaan xawaare ka badan lix kun oo kiilo mitir saacadii, taasoo ka dhigaysa mid aad u adag in la ogaado ama la burburiyo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 5:06:13 AM
BBC News SomaliGantaalada Hypersonic waxay ku socdaan xawaare ka badan lix kun oo kiilo mitir saacadii, taasoo ka dhigaysa mid aad u adag in la ogaado ama la burburiyo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/28/2021 4:42:12 AM
BBC News SomaliWargeyska ka faallooda arrimaha maaliyadda ee Financial Times ayaa maqaal uu qoray uga hadlay tallaabadii uu Turkiga dhawaan ka qaaday qaar ka mid ah safiirrada dalalka reer Galbeedka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/27/2021 5:24:15 PM
BBC News SomaliXiisadaha sii kordhaysa ee kala dhaxeysa Taiwan ayaa Shiinaha indhaha caalamka ku soo jeedisay, iyada oo dad badani la yaaban yihiin halka uu madaxweyne Xi Jinping uu ka arko dalkiisa masraxa adduunka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/27/2021 3:42:15 PM
BBC News SomaliSarkaalka sare ee ka tirsanaa C.I.A-da Mareykanka ayaa ku dhaawacmay weerarka fashilmay, hase ahaatee waxa uu 17 maalmood kaddib ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Jarmalka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/27/2021 1:42:13 PM
BBC News SomaliMuxsin wuxuu ahaa tagsiile iyo macallin ku nool xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Qardho balse hadda waxa uu xubin ka yahay golaha deegaanka ee dhawaan la doortay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/27/2021 12:48:14 PM
BBC News SomaliInkastoo ay aad u yar tahay in haween ay hal mar labo uur yeelato isku mar, amaba ay uur qaaddo iyadoo uur leh, ayaa khubarradu waxay eegayaan saddex arrimood oo bayolojiga la xiriira oo adkeyneysa inay taasi dhacdo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/27/2021 8:48:12 AM
BBC News SomaliGanacsiyada ay dadka Soomaalida ahi ka samaysanayaan dalka Turkiga ayaa muddooyinkii u danbeeyey ahaa mid sii kobcaya, iyada oo dhanka kalena ay si badanayeen dalxiisayaasha Soomaalida ah ee delkaasi booqanaya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/27/2021 6:30:17 AM
BBC News SomaliSarkaal hore oo ka tirsanaa sirdoonka Sacuudiga ayaa sheegay dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan uu mar hore soo jeediyay in la dilo boqorkii geeriyooday ee Sacuudiga, Cabdalla Bin Cabdul Casiis.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/26/2021 6:42:10 PM
BBC News SomaliCam Adair wuxuu ugu dambayntii ogaaday in uu la qabsiga ciyaaraha qaabka onlin-ka loo ciyaaro ay tahay wax ka baxsan is xakamayntiisa taasi oo ku kaliftay in uu go'aansado in uu soo afjaro.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/26/2021 6:18:11 PM