BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliQaar ka mid ah haweenka Muslimiinta ah ee xirta xijaabka ayaa sheegay in falcelinta siyaasiyiinta Faransiiska ay ka dhigan tahay in aan la ixtiraamin kala duwanaanshaha iyo xaqa ay haweenka Faransiiska leeyihiin.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/5/2021 9:18:11 AM
BBC News SomaliWarbixin lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in Itoobiya ay ku jirto dagaal ay ku badbaadinayso jiritaanka waddanka, isla markaana aysan ku joojin doonin dacaayad shisheeye.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/5/2021 4:18:13 AM
BBC News SomaliAfhayeenka TPLF, Getachew Reda, ayaa BBC-da u sheegay in ujeedkooda ugu weyn uu yahay inay ka hortagaan waxa uu ku tilmaamay xasuuqa ka dhanka ah shacabka Tigray ee uu ku eedeeyay ra'iisal wasaare Abiy Axmed.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/4/2021 9:12:14 PM
BBC News SomaliWaxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa shan siyaabood oo aan caadi ahayn oo ay nolosheennu saameyn ugu yeelan karto kululaanshaha cimilada adduunka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/4/2021 6:36:11 PM
BBC News SomaliMaxkamadda Sare ee Ismaamulka Garissa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa maanta 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay labo sarkaal oo booliiska Kenya ka tirsan, kuwaas oo lagu eedeeyay inay Cabdiya Cumar Aadan ku dileen deegaanka Ramu ee Ismaamulka Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/4/2021 5:30:11 PM
BBC News SomaliQoraaga u dhashay dalka Koonfur Afrika Damon Galgut ayaa ku guulaystay abaal-marinta qaaliga ah ee Booker Prize ee sheekooyinka khiyaaliga ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/4/2021 4:12:12 PM
BBC News SomaliWaxaa tan iyo shalay soo baxayay warar sheegayay in diyaarado nuucoodu yahay kuwa aysan duuliyaha saarneyn lagu qabtay garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/4/2021 2:36:12 PM
BBC News SomaliTaliyaha militariga dalka Kenya Janaraal Robert Kariuki Kibochi ayaa sheegay in guulo la taaban karo ay militariga Kenya ka gaareen howlgalkii loogu magac-daray 'difaaca dalka' ee ay ku galeen Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/4/2021 12:30:12 PM
BBC News SomaliJabhaduhu waxay ku sii dhawaanayaan dhanka caasimadda, halka ra’iisul wasaare Abiy Axmed uu wacad ku maray in uu “aasi doono cadawgiisa”.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/4/2021 8:18:16 AM
BBC News SomaliWaaxda Garoomada Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xaraashi doonto 73 diyaaradood oo duug ah oo in muddo ah meel iska yaallay, kuwaas oo ay ku jiraan labo ka mid ah diyaaradihii Ciidamada Cirka Soomaaliya ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/4/2021 5:06:12 AM
BBC News SomaliBaraha bulshada ee waddanka Turkiga waxaa si weyn ugu faafay qoraal ku saabsan in uu "dhintay" madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdoğan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/3/2021 6:00:13 PM
BBC News SomaliXilli ay madaxda dalalka caalamka ayaa isugu yimiddeen shirka cimilada ee Qaramada Midoobay ee COP26, waxayna soo bandhigayaan qorshaha dalalkooda ee la tacaalidda isbedelka cimilada, dhanka kale, madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa diiday inuu ka qayb galo shirkan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/3/2021 4:42:11 AM
BBC News SomaliToddobaadadii u danbeeyey waxa barasha bulshada adduunka gaar ahaan barta lagu magacaabo Tiktok ku baahday heesta Soomaaliga ee ay qaaddo fannaanada Nimco Happy.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/2/2021 9:48:10 AM
BBC News SomaliRa'iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in dagaalyahanno shisheeye ay ka qeyb qaateen weerarrada ay xooggaga Tigray maalmihii la soo dhaafay ku qabsadeen magaalooyin ka tirsan gobolka Amxaarada.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/2/2021 2:18:12 AM
BBC News SomaliZaidi ya watu 1,500 walizama, ingawa watu karibu 700 walinusurika katika ajali hiyo kubwa ya kihistoria. Na kilichowanusuru ni mawasiliano ya redio.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/1/2021 4:30:12 PM
BBC News SomaliIsbuucyadii lasoo dhaafay waxaa si weyn loo hadal hayay hees ay leedahay fannaanadda Nimco Happy oo soo jiidatay dad isugu jira Soomaali iyo ajaanib.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/1/2021 2:00:13 PM
BBC News SomaliRa'iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa taageerayaashiisa ku booriyay inay adeegsadaan hub kasta oo ay heystaan si ay u joojiyaan horusocodka ay wadaan ciidamada fallaagada Tigreega.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/1/2021 6:48:11 AM
BBC News SomaliRa'iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa taageerayaashiisa ku booriyay inay adeegsadaan hub kasta oo ay heystaan si ay u joojiyaan horusocodka ay wadaan ciidamada fallaagada Tigreega.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/1/2021 6:18:13 AM
BBC News SomaliMadaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in Ra'iisul Wasaaraha Australia Scott Morrison uu ka been sheegay heshiis la laalay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/1/2021 3:30:12 AM
BBC News SomaliMararka qaar waxaad arkeysaa adiga oo si weyn ugu mashquulsan teleefoonkaaga gacanta, waxaana eegeysaa teleefoonka adiga oo raadinaya farriinta ku dhaaftay oo lagu soo diray ama in aad la socota adeegyada kale ee teleefoonka ku jiro.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/31/2021 4:42:12 PM
BBC News SomaliRa'iisul Wasaarihii hore ee Hindiya waxaa 31-kii bishii October ee sanadkii 1984-kii si lama filaan ah u dilay waardiyeyaasheedii khaaska ahaa.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/31/2021 9:36:12 AM
BBC News SomaliRa'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku anddacooday in dhibaatada ugu weyn ee heysato dalkiisa ay tahay 'mucaawinada qamadiga ah' ee la siiyo dalkiisa.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/30/2021 5:06:11 PM
BBC News SomaliWaxaa maalmahan si aad ah baraha bulshada looga hadal hayaa hees ay ku luuqaysay fannaanadda Nimco Happy, heestan oo si weyn u heestaas oo magaceedu yahay "Isii Nafta".
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS10/30/2021 3:18:10 PM