BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliSheeygan ay ayga moodeen ayay kusoo iibsadeen lacag dhan $13 doolar , balse markii dambe waxa ay ogaadeen in waxa ay soo iibsadeen ay ahaayeen dawaco oo aysan ay ahayn.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/10/2021 4:30:13 AM
BBC News SomaliWarbaahinta Turkiga ayaa ku andacootay in Turkigu uu gudaha dalka ku samaystay hannaan loogaga hortago gantaallada oo la mid ah midka Ruushka ee S-400.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/10/2021 3:06:11 AM
BBC News SomaliWasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sharraxaad ka bixiyay arrimaha loo cuskaday go'aankii dalka looga eryay ku xigeenkii wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/9/2021 4:24:11 PM
BBC News SomaliTan iyo markii ay soo rogaal celiyeen xooggaga Tigray ee dagaalka kula jira ciidamada Itoobiya, waxaa si weyn isha loogu hayaa ragga hogaaminaya jabhaddaas qabsatay deegaanno badan, waxaana la sheegayaa in ay ku sii dhowaaneyso Addis Ababa.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/9/2021 3:18:12 PM
BBC News SomaliMuuqaal uu ku lammaanaa qoraal ayaa si weyn loogu faafiyey baraha bulshada ee dalka Koonfur Afrika, kaas oo ku saabsan moos laga keenay Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/9/2021 11:24:12 AM
BBC News SomaliChidube Nwaonicha-Emegha oo 19 jir ah ayaa wax badan la kulantay tan iyo markii ay 16 jirsatay, waana markii ugu horreysay ee ogaatay in ay timo ka soo baxayaan meelo aanay haweenku timaha ku yeelan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/9/2021 6:36:12 AM
BBC News SomaliSheekh Cumar Cali Rooble ayaa dhanka kale sheegay in ay dhalinyarada uga digayaan in si khaldan ay u adeegsadaan baraha ay bulshadu ku wada xiriiraan gaar ahaan Barta TiK Tok ga.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/9/2021 5:00:13 AM
BBC News SomaliShaqada ay qabatay gadhaas 14-ka bilood qoraysay Kitaabka Qur'aanka ah ayaa waxaa amaanay dad badan, halka iyaduna ay ka sheekaysay sida ay ugu suuragashay inay kitaabkaas ku qorto.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/9/2021 3:12:12 AM
BBC News SomaliWeerarkii loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee droniska ee dhawaan lagu qaaday guriga rai'sul wasaaraha Ciraaq ayaa waxaa uu keenay dood ku saabsan halista arrintan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/8/2021 6:54:12 PM
BBC News SomaliDowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixisay sababihii ay dalka uga ceyrisay Kuxigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/8/2021 6:12:13 PM
BBC News SomaliQof isticmaala baraha bulshada ayaa bishii hore arkay khariidad god madow oo ku taal bartamaha badweynta Baasifiga, taasoo dhalisay muran, iyadoo fikrado kala duwan ay dadka ka dhiibteen godkaas.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/8/2021 1:36:12 PM
BBC News SomaliTan iyo markii ay soo rogaal celiyeen xooggaga Tigray ee dagaalka kula jira ciidamada Itoobiya, waxaa si weyn isha loogu hayaa ragga hogaaminaya jabhaddaas qabsatay deegaanno badan, waxaana la sheegayaa in ay ku sii dhowaaneyso Addis Ababa.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/8/2021 10:12:13 AM
BBC News SomaliWaxaa soo baxay oo ku baahay baraha bulshada muuqaal nin u hanjabaya dukaanle Muslim ah oo gada Biryani, kaas oo uu ku leeyahay xaafadda Sant Nagar ee Burari ee Delhi.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/8/2021 9:42:12 AM
BBC News SomaliSanadihii ugu dambeeyay waxaa soo badanayay kiisaska hadal haynta dhaliyay ee la xiriira masayrka ama hinaasaha yimaada marka uu ninka guursado xaas labaad.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/8/2021 6:06:12 AM
BBC News SomaliMid ka mid ah garoomada diyaaradaha ee ugu mashquulka badan dalka Spain ayaa la xiray muddo afar saacadood ah kaddib markii ay sharciga ku xad gudbeen rakaab diyaarad la socday.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/8/2021 5:48:11 AM
BBC News SomaliMadaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa ka digay in ciidammada deegaankiisu ay diyaar yihiin in fallaagada Tigray-ga ay ka difaacaan magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/7/2021 1:36:10 PM
BBC News SomaliMid ka mid ah garoomada diyaaradaha ee ugu mashquulka badan dalka Spain ayaa la xiray muddo afar saacadood ah kaddib markii ay sharciga ku xad gudbeen rakaab diyaarad la socday.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/7/2021 1:30:12 PM
BBC News SomaliMadaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa ka digay in ciidammada deegaankiisu ay diyaar yihiin in fallaagada Tigray-ga ay ka difaacaan magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/7/2021 4:54:12 AM
BBC News SomaliMustafa al-Kadhimi ayaa sheegay inaysan wax dhibaata ah ka soo gaarin weerrar lagu soo qaaday gurigiisa ku yaal magaalada Baqdaad, kaas oo la sheegay in loo adeegsaday diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo hubaysan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/7/2021 3:30:11 AM
BBC News SomaliKatika umri wa miaka 87, Varadaletsumi Shanmuganathan kutoka nchiji Sri Lanka amefanikiwa kumaliza masomo yake ya shahada ya uzamili katika Chuo Kikuu nchini Canada.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/6/2021 5:48:10 PM
BBC News SomaliMagaca George Qurdaaxi ayaa maalmihii la soo dhaafay qabsaday warbaahinta dunida kaddib markii uu bil kahor hadal ka sheegay Sacuudiga xilli loo magcaabay Wasiirka Warfaafinta Lubnaan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/6/2021 4:06:16 PM
BBC News SomaliNin ka shaqeynayay isbitaal ku yaalla UK ayaa qirtay inuu dilay labo haween ah sanadkii 1987 isla markaana uu kufsaday 100 meydadka haween isbitaalka ku dhintay, oo ay sidoo kale ku jiraan carruur.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/6/2021 2:12:14 PM
BBC News SomaliWaxa uu yiri dhammaan ururada isbahaysigan waxay ka mideysan yihiin hadafka ah in lagu wada noolaado Itoobiya loo dhanyahay ama in lakala tago.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/6/2021 10:42:14 AM
BBC News SomaliDigniinta Maraykanka ayaa ku soo beegmaysa xilli ay sagaal urur oo mucaarad ah Washington uga dhawaaqeen isbahaysi ka dhan ah xukuumadda Abiy Axmed.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/6/2021 2:42:14 AM
BBC News SomaliTaliyaha militariga Itoobiya ayaa ugu baaqay askartii hore uga tirsanaan jirtay militariga inay dib ugu soo biiraan ciidanka, si ay ula dagaalamaan jabhadda TPLF.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/5/2021 6:00:12 PM
BBC News SomaliDikteta wa Nazi, Adolf Hitler anaminika kuhusika na vifo vya maelfu ya watu. Lakini sio kwamba maisha yake hayakuwa hatarini wakati huo. Alisakwa kuuawa bila mafanikio
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/5/2021 4:18:11 PM
BBC News SomaliDacwad oogaha guud ee Kenya Nuuradiin Yuusuf Xaaji ayaa sheegay in isaga iyo qoyskiisaba ay bartilmaameed u ahaayeen weerar argagixiso oo ay fuliyeen kooxda al-shabaab ee fadhigoodu yahay Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/5/2021 3:06:13 PM
BBC News SomaliTartanka Quruxda Hablaha Afrika ee Miss Africa Calabar waa mid ka mid ah tartamada quruxda ee dhowaan la hirgeliyay. Waxaa loogu talogalay in lagu dhirrigeliyo haweenka Afrika.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/5/2021 2:12:12 PM
BBC News SomaliShirka cimilada adduunka ee COP26 ee haatan ka socda magaalada Glasgow ee dalka Scotland- Waa mid ka mid ah shirarka ugu waaweyn ee looga hadlo cimilada adduunka. Hilibka wuxuu ka mid yahay su'aalaha looga jawaabay maqaalkan. Wakiilka BBC Reality Check Chris Morris iyo khabiirka arrimaha deegaanka Matt McGrtah ayaana ka jawaabaya qaar ka mid ah su'aalaha laga yaabo inaad is weydiineyso.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/5/2021 12:54:12 PM