BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliNin hubeysan ayaa si lama filaan ah rasaas ugu furay xarunta dhexe ee hay'adda sirdoonka Mareykanka (CIA) kaddibna wuxuu ka baxsaday Mareykanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/14/2021 2:24:11 PM
BBC News SomaliKombuyuutar kii u horeeyey ee Apple ah ee ay sameeyeen labadii nin ee shirkaddaa wada aasaasay, Steve Wozniak iyo Steve Jobs, 1976 oo lagu xaraashay Maraykanka ayaa la siistay lacag dhan 400,000 oo doolar.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/14/2021 9:42:12 AM
BBC News SomaliLafaha bini'aadamka ayaa muddo dheer ku daadsanaa harada Roopkund, oo ku taal meel u dhaxaysa meelaha ugu sarreeya ee barafka gobolka Himalayan, kaas oo qayb ka ah Hindiya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/14/2021 6:48:12 AM
BBC News SomaliMacallimiin caga-jugleyn kala kulmay arday isticmaasha barta TikTok ayaa sheegay inay xadka ka sii baxayaan tacaddiyada ay kala kulmaan baraha bulshada.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/13/2021 6:06:16 PM
BBC News SomaliQiyaastii 422 milyan oo qof ayaa la nool xanuunka macaanka, waana ku dhowaad afar jeer intii ay ahaayeen sanadkii 1980. Maalinta Sokorta Adduunka, halkan waxaan idinkugu gudbineynaa wax walboo aad u baahan tahay inaad ka ogaato xanuunkan, iyo sida aad uga hortagi karto.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/13/2021 3:00:12 PM
BBC News SomaliWaxay raadinaysay nin ay ku degto oo ay guursato. Haaruun wuxuu sheegay inuu isna doonayo gabadh uu guursado kadib haasaawahoodii ayaa bilowday.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/13/2021 11:42:12 AM
BBC News SomaliMuddo sanado ah, wuxuu shaqadiisa lafaha si qarsoodi ah uga shaqeynayay guriga, ka dibna wuxuu si qarsoodi ah ugu iib geeyaynayay suuqyada.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/13/2021 8:12:14 AM
BBC News SomaliMuddo sanado ah, wuxuu shaqadiisa lafaha si qarsoodi ah uga shaqeynayay guriga, ka dibna wuxuu si qarsoodi ah ugu iib geeyaynayay suuqyada.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/13/2021 8:00:17 AM
BBC News SomaliCiidamada militariga ee ku sugan saldhiga Mareykanku ku leeyahay dalka Jabuuti ayaa si wayn isha ugu haya qulqulutooyiinka ka jira dalka Itoobiya
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/13/2021 7:54:14 AM
BBC News SomaliShirwaynaha cimilada ee COP26 ee Glasgow ka socda ayaa lagu sheegay inuu yahay fursadii ugu dambaysay ee lagu xakamayn lahaa heer kulka dunidu in aanu dhaafin 1.5C.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/13/2021 1:06:16 AM
BBC News SomaliUrurka Taalibaan oo la sheegay iney la wareegidda talada dalka Afghanistaan ku adkaan lahayd haddii ay ciidamada cirka dalka u gacan gelin.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/12/2021 6:30:16 PM
BBC News SomaliIlaa maanta lama hayo halkii uu jaan iyo crib dhigay kiiskiisuna ma dhammaan. Waxaa jiray tuhmaneyaal dhowr ah laakiin lama helin eedaysane saxda ah ee afduubka geystay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/12/2021 1:06:13 PM
BBC News SomaliSida laga soo xigtay Hay'ad cilmi baaris ah oo fadhigeedu yahay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, hubka ay Iran siiso xulafadooda Xuutiyiinta Yemen ayaa si qarsoodi ah loogu soo gudbiyaa gacanka Cadmeed si ay u soo gaaraan Soomaaliya
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/12/2021 6:36:12 AM
BBC News SomaliMadaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, FW de Klerk, sidoo kalena ahaa qofkii ugu dambeeyay ee cadaan ah ee hogaamiya dalkaas ayaa geeriyooday.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/11/2021 10:06:11 PM
BBC News SomaliMaxbuus Maraykanka u dhashay oo xukun dil ah lagu xukumay ayaa dadaal ugu jira sidi uu u heli lahaa xaqa uu u leeyahay in uu u duceeyo wadaad ka tirsan diinta uu aaminsan yahay ee kirshtanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/11/2021 2:18:14 PM
BBC News SomaliSida laga soo xigtay Hay'ad cilmi baaris ah oo fadhigeedu yahay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, hubka ay Iran siiso xulafadooda Xuutiyiinta Yemen ayaa si qarsoodi ah loogu soo gudbiyaa gacanka Cadmeed si ay u soo gaaraan Soomaaliya
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/11/2021 12:24:11 PM
BBC News SomaliBadanaa caasimadaha iyo magaalooyinka marka habeenkii la gaaro, waa firaaqo maxaa yeelay dadka badankood ayaa hurda, balse waxaa jiro kuwo aan laga seexanin.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/11/2021 10:18:11 AM
BBC News SomaliSoddon sana ka hor oo ay taariikhdu ku beegneyd 26-kii September, 1983, dunida waxay ka badaadday dagaal la iisu adeegsado hubka Niyuukilarka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/10/2021 6:06:13 PM
BBC News SomaliFilsan Cabdullaahi Axmed waa aasaasaha ahna Mulkiilaha telefishiinka NABAD TV ee ay shalay booliska deegaanku albaabbada isugu dhufteen.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/10/2021 1:30:14 PM