BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliWeli Kenya waxaa laga hadal hayaa dhacadii xabsiga Kamiti ay uga baxsadeen seddax nin oo mid ka mid ah uu ku xukuman yahay 41 sano oo xabsi ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/19/2021 10:36:12 AM
BBC News SomaliTababar ku saabsanaa qaabka uu qofku xaas labaad ku guursan karo ayaa laga joojiyey dalka Sacuudiga kaddib marki ay baraha bulshada ka dhalisay muran iyo cara xoggan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/19/2021 4:12:12 AM
BBC News SomaliDowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gacanta ku so dhigeen saddex qof oo ku lug lahaa dambiyo argagaxisnimo oo ka baxsatay xabsiga Kamiti oo si weyn amnigiisa loo ilaaliyo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/18/2021 5:54:13 PM
BBC News SomaliDowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gacanta ku so dhigeen saddex qof oo ku lug lahaa dambiyo argagaxisnimo oo ka baxsatay xabsiga Kamiti oo si weyn amnigiisa loo ilaaliyo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/18/2021 5:48:16 PM
BBC News SomaliAgrafa waa magaalo ku taalla dalka Giriigga oo dad badan aysan ka warheynin taariikhdeeda, waana magaalo ay booqdeen dad fara ku tiris ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/18/2021 5:24:11 PM
BBC News SomaliHay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF, ayaa ku dhawaaqday in magaalada Berbera ee jamhuuriyadda goonni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland, ay ku guulaysatay abaalmarainta maamulka magaalooyinka carruurta u fiican.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/18/2021 4:36:36 PM
BBC News SomaliDowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gacanta ku so dhigeen saddex qof oo ku lug lahaa dambiyo argagaxisnimo oo ka baxsatay xabsiga Kamiti oo si weyn amnigiisa loo ilaaliyo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/18/2021 10:54:12 AM
BBC News SomaliWaxaa xuduud la leh Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya, Jabuuti waa dal nabad ah oo ku yaala Qaarada Afrika oo ay hareeyeen burcad-badeed iyo xasillooni darro.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/18/2021 9:18:14 AM
BBC News SomaliWakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan ayaa ku baaqay doorashada Golaha Wakiillada Shacabka ee Soomaaliya in la soo gabagabeeyo ka hor dhammaadka sanadkan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/18/2021 5:30:11 AM
BBC News SomaliWakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan ayaa ku baaqay doorashada Golaha Wakiillada Shacabka ee Soomaaliya in la soo gabagabeeyo ka hor dhammaadka sanadkan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/18/2021 3:30:12 AM
BBC News SomaliDagaalka Itoobiya waxa uu halis ugu jiraa in uu meesha ka baxo horumarka dhaqaale ee 20 sano ee la soo dhaafay ka socday dalkan yar eeku yaal Geeska Afrika- Jabuuti.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/17/2021 6:00:17 PM
BBC News SomaliDhowr isbuuc gudahood waddankii afaraad ayaa laga soo tabiyay saameynta sheeko ku saabsan Moos dixiri leh oo la sheegay in laga dhoofiyay Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/17/2021 3:54:11 PM
BBC News SomaliDhowr isbuuc gudahood waddankii afaraad ayaa laga soo tabiyay saameynta sheeko ku saabsan Moos dixiri leh oo la sheegay in laga dhoofiyay Soomaaliya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/17/2021 1:06:14 PM
BBC News SomaliMagaalada Hamtramck oo ka tirsan gobolka Michigan mar waxay ahaan jirtay dhulka ay qoondo ahaanta u leeyihiin dadka kasoo jeeda Poland balse hadda waa magaalada kaliya ee ku taalla Mareyknaka ee dowladda dhisan xubnaheeda oo dhan ay muslimiin yihiin.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/17/2021 8:24:14 AM
BBC News SomaliWaxa uu ku yaalaa dhulka engegan ee saxaraha kulul ee koonfurta Maali, Masjidka wayn ee Djenné waa qaabdhismeed indaha dadka markiba soo jiidanaya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/17/2021 3:30:15 AM
BBC News SomaliWaxay sidoo kale mamnuuceen in Soomaaliya laga iibiyo ama loo daabulo walxaha qarxa ee lagu farsameeyo qarxyada ay Al-Shabaab adeegsato.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/16/2021 12:48:14 PM
BBC News SomaliTallaabadan oo aan cidna aysan maskaxdeeda ku soo dhacdeen saddex sano ka hor, ayaa ciidammada badda ee dalalka Khaliijka waxay bilaabeen dhoolatus milateri oo wadajir ah, taasoo ah tii ugu horreysay ee ay abid la sameeyaan dhiggooda Israa'iil, iyagoo kaashanaya ciidammada badda ee Mareykanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/16/2021 3:42:12 AM
BBC News SomaliWaxaa la helay qabri la sheegay in lagu aasay gabadhii Fircoon 3,700 sano ka hor, waxaana la rumeysan yahay in haraaga uu yahay gabdhii Fircoon kaas oo laga helay ahraamta Masar.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/15/2021 3:54:13 PM
BBC News SomaliHindiya waxaa si weyn looga xusaa askari la sheego inuu wacdaro ka muujiyay dagaal ka dhacay xaafadda Gangasagar, kaasoo uu keligiis ku wajahay cutubyo ka tirsan militariga Pakistan, xilligii uu socday dagaalkii labada dal dhex maray 1971-kii.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/15/2021 5:48:11 AM
BBC News SomaliWuxuu isbaddal xooggan ku yimid joogga banii'aadanka ee maanta marka lo barbardhigo dadkii hore, celcelis ahaan, haatan waxa kor u kacay jooga dadka adduunka marka la firiyo 100 sano oo lasoo dhaafay, waxyaabaha ka qeyb qaatay arrintani waxaa kamid ah in isbaddal uu ku yimid nolosha banii'aadanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/15/2021 4:12:12 AM
BBC News SomaliHindiya waxaa si weyn looga xusaa askari la sheego inuu wacdaro ka muujiyay dagaal ka dhacay xaafadda Gangasagar, kaasoo uu keligiis ku wajahay cutubyo ka tirsan militariga Pakistan, xilligii uu socday dagaalkii labada dal dhex maray 1971-kii.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS11/14/2021 6:36:13 PM