MPR News Soomaali (MPR News Somali) Live
BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
3rd & 7 37yd
3rd & 7 37yd
B
S
O
close
close

-





-
Wargeyska The Star: Kenya waa inay ka digtoonaataa ciidammada Danab ee Soomaaliya
Wargeyska The Star, ee ah kan saddexaad ee loogu akhris badan yahay Kenya, ayaa qoray maqaal uu cinwaan uga dhigay "Kenya waa inay si qoto-dheer ula socotaa dhaq-dhaqaaqyada Soomaaliya". -
Wargeyska Standard: Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga oo lagu xusay fadeexad salka ku saabsan dahab been abuur ah
Siyaasiyiinta xisbiga talada haya ayaa si weyn uga carooday arrintan. -
'Waxaan sameeyay ficil edeb darro ah, xilkii ra'iisul wasaare ku xigeenkana waan iska casilay'
Ra'iisul wasaare ku xigeenka ayaa xafiiska isaga tagay kadib markii ay fadeexad weyn kusoo baxday -
Maxay baryahaan si qarsoodi ah ugu kulmaan Shahrukh Khan, Salman Khan iyo Aamir Khan?
Saddexda Kahan ayaa ka mid ah jilayaasha loogu jecelyahay Hindiya, taageerayaashoodana waxaa kamid ah Soomaali badan -
Boqollaal aan Muslimiin ahayn oo lagu afuriyay masaajid
Qiyaastii laba boqol oo qof oo u badan dad caddaan ah oo aan Muslimiin ahayn balse daris la ah Masaajidka Darul Faruuq ee magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota ayaa lagu marti qaaday kulan afur ah oo ay lahaayeen muslimiinta xaafaddaas. -
Soomaaliya: Qoys carruur iyo xoolaba ku waayey daadad kusoo rogmaday
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee Soomaaliya ayaa sheegaya in qoys reer miyi ah oo ku noolaa baadiyaha degmada Waaciye ay daadadkii ka soo rogmaday roobabkii mahiigaanka ahaa ee maalmahanba halkaas ka da'ayay ay kala tageen 3 wiil oo ay dhaleen. -
Sweden: “Waa in aan shaqaalaysiinnaa ciidamada booliiska Norway”
Midowga booliiska Sweden ayaa xukuumadda dalkaas ugu baaqay in ay shaqaalaysiiso ciidamo booliis ah oo u dhashay dalka ay dariska yihiin ee Sweden si loola daggaalamo saraakiil la'aanta haysata dalkaas. -
Nin beeraley Ameerikaan ah oo lugtiisa iska jaray kaddib markii ay meel u gashay
Kurt Kaser, waa 63 jir, waxa uu lugtiisa iskaga jaray midi yar kaddib markii ay lugta u gashay makiinad uu beertiisa kaga shaqeysanayay. -
Eey soo badbaadiyay wiil yar oo god lagu aasay
Eey ayaa waqooyiga dalka Thailand soo badbaadiyay wiil yar oo markaasi dhashay oo isaga oo nool ay god ku aastay hooyadii oo dhawr itoban jir ah. -
NRC: Meel Nabad ah ayey ku noolaayeen, waxayna tagayaan meel cabsi ah
Howsha dib u noqoshada qaxootiga Soomaaliyeed -
Maxaa ka jira 'fadeexadda' ay warbaahinta caalamiga ah ka faafiyeen haweeney Soomaaliyeed oo 69 jir ah?
Warbaahinta qaar ayaa shaacisay war ku saabsan haweeney Soomaaliyeed oo ku nool Australia. -
-
Trump oo soo dhaweynaya qaar ka mid ah soogalootiga
Madaxweynaha Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixiyey qorsheyaal ku aaddan nidaamka socdaalka ee maryakanka kaas oo tixgalin gaar ah siinaya dhallinyarada, dadka si wanaagsan wax u bartay, iyo shaqaalaha afka Ingiriisiga yaqaan. -
Iiraan: weerar kasta oo Suhnuuniyadda Mareykanka nooga yimaadda waan iska difaaceynaa
Saraakiisha sarsare ee dalka Iiraan ayaa sheegay iney diyaar u yihiin iney iska difaacaan dagaal kasta uu Mareykanka ku soo qaado. -
Maxaa kala heysta Labada kooxood ee Manchester oo ciyaartooda la sugi la’yahay?
Labadan kooxood ayaa caawa isaga hor imaanaya kulankoodii 160-aad -
Maxaa sabab u ah madaxweynayaal hal waddan ka wada jira?
Sida uu dhigayo dastuurka Soomaaliya qodobkiisa 48, farqadiisa (b), waxaa lagu qoray dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, arrintaas oo dad badan ay saluugsan yihiin. -
Hooyo 'geesiyad ah' oo la dagaallantay raggii gabadheeda kufsanayay, midna ka dishay
Shacabka ayaa hooyadan u aqoonsaday inay tahay geesiyad u dagaallantay sida libaaxa -
Mustaqbalka siyaasadeed ee Itoobiya oo aad looga cabsi qabo
Isbeddelka siyaasadeed ee dalka Itoobiya ayaa la sheegay inaan la saadaalin karin halka uu ku dambeyn karo. -
Reer Somaliland maka midaysan yihiin xuska 18-ka May?
Somaliland ayaa 18-kii bishii ee 1991-dii, ku dhawaaqday in ay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale. -
Isbaddalka cuntooyinka afurka soomaalida qarniga gudihiisa
Waxaana kala duwan wakhtiyadii la af-furi jiray waaggi hore ee Soomaalida iyo xilligan casriga ah. -
Maxay aad ugu le'deen saraakiishii doorashada Indonesia?
Dalka Indonesia waxaa bishii hore ka qabsoomay doorasho madaxtinimo, oo isugu jirtay mid qaran iyo mid deegaan, taas oo ahayd doorashadii ugu ballaarnayd ee hal maalin la qabto caalamka oo idil. -
Jabuuti oo sameysay wixii ay Soomaaliya uga digtay
Mashruucan waa mid lagu sameynayo isku xir ganacsi u kala goosha Jabuuti, Addis Ababa, Juba illaa Kampala. -
Saraakiishii Maxamed Siyaad Barre ee qurbaha ku badbaadi waayay
Wuxuu ka mid ahaa saraakiishii sida wayn ugu lug lahayd dhismaha milatariga Soomaaliya. -
Huawei: Sidey shirkadda sameysa taleefannada ee Shiineeska ku noqotay mid ka mid ah shirkadaha loogu hadalheynta badan yahay caalamka?
Xaalad degdeg ah oo qaran oo lagu ilaalinayo hannaanka computer-ada ayaa loogaga dhawaaqay waddanka Mareykanka, hal shirkad ayaase la rumaysan yahay in arrintaasi lagu baltilmaameedsanayo waa Huawei ee. Halkan ka akhriso sababta shirkadda tiknolojiyadda ee Shiinaha ay warbaahinta caalamka u saaran tahay. -
''Dhirta oo la ogaaday in calaaqaad uu ka dhaxeeyo''
Daraasad ayaa muujineeysa in dhulka hoose ee keeymaha ay ka jirto shabakad isku xireysa xididada iyo Fangaska taas oo geedaha iyo dhirta ka caawisa in midba mid kale uu xiriir la sameeyo oo calaaqaad yeeshaan. -
Dowladda Mareykanka oo Taalibaan "u celin rabta" kharashkii uga baxay ka qeybgalka shirarkii Dooxa
Maamulka madaxweyne Trump ayaa in muddo ahba doonayay in Taalibaanka dalka Afqaanistaan uu dib ugu celiyo kharashaadkii kaga baxay wadahadallada nabadda ee dhawaan ka dhacay dalka Qadar, sida uu sheegay mas'uul ka shaqeeya Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka. -
Fannaanad caan ah: Isticmaalka baraha bulshada 'aad buu ugu xunyahay' dhalinyarada
Fannaanaddan oo sidoo kale filimaanta jisha ayaa taageerayaal badan ku leh baraha bulshada -
Nooc ka mid ah xoolaha ay Soomaalida dhaqato oo u adkeysta isbedelka cimilada adduunka
Isbaddalka Cimilada ayaa halis sii kordheysa ku haya waddamada bariga Afrika -
Xasarad qashin ku saabsan oo u dhaxeysa labo dowladood
Waxaa cirka isku sii shareertay xiisaddan oo salka ku heysa qashin lagu muransan yahay -
Xal loo helay abaaraha deegaannada Soomaalida
Waxay sheegeen in tallaabadan ay ku dhaqaaqeen markii ay arkeen dhibaatada abaaraha ku dhufta deegaanada soomaalida. -
TRT: “Ballantii aan la fulin ee ururkii SYL ”
In ka badan 70 sano ka hor markii la asaasay ururkii dhallinyarada Soomaaliya (SYL ), waxaa diyaar ahaa jiil cusub oo sutiga u qabtaY isbdalka dalka. -
Hoggaamiyeyaashii Al-shabaab ee shalay miyay dowladdu kala fadishay?
Askar iyo saraakiil badan ayaa sanadihiid dambe ka soo goosatay xarakada Al Shabaab -
Dunida ma ka jiraa madaxweyne oggol in madaxweynayaal kale garab yaacaan?
Soomaaliya waxay leedahay madaxweynayaasha maamul goboleedyada iyo madaxwaynaha federaalka. Maxaa sabab u ah in dhammaan madaxweyne loogu yeero? -
Gabadh u sameysay gabdhaha Soomaaliyeed naadi nacfi u leh
Gole ay ku mideysan yihiin gabdhaha Hal-abuurka leh ee Soomaaliya ayaa waaxaa laga dhisay dalka Norway. -
Mustafe Cagjar: Liyu booliska iyo wixii lamid ah looma baahna
Waxaa uu sheegay in arrintan ay horseeday dhibaatooyinka amni darrada ee ka taagan dalka Itoobiya. -
Gabadh isdishay ka dib markii ay tageerayaasheeda Instagram-ka ku dhiirrigeliyeen
Qisadan ayaa noqotay mid ka yaabisay dad badan oo isticmaala baraha xiriirka bulshada -
'Soomaali la kala dooransiiyay Soonka iyo shaqada'
Haween Muslimiin ah ayaa maxkamad ku taalla gobolka Minnesota u gudbiyay dacwad ka dhan ah shirkadda Amazon. -
Maxay tahay sababta basaasiinta WhatsApp-ka ay Iiraan u daneynayaan
Jabsashada WhatsApp-ka, dhibaateynta maraakiibta xamuulka ee sida saliida, go'aanka Mareykanka ee lagu mamnuucayo ururka Ikhwaanul Muslimiinka iyo "qorshaha" ciidamada Mareykanka lagu geynayo Khaliijka ayaa dhammaan leh hal ujeedo, waxaana udub dhexaad u ah loolanka u dhaxeeya Israa'iil, Sucuudi Carabiya iyo Iiraan. -
'Laba haweeney da'yar oo ka dhursugaya cidda hor dhiman doonta'
Haweeney ayaa waxa ay sheegaysaa inay ‘xaadda istaagtay’ markii ay akhrisay warqad kaga timid qoyska ugu deeqay wadnaha. -
Nin si caqliyeysan ula baxsaday Gaari malaayin doolar ku fadhiya
Ninkan ayaa iska dhoigayay inuu iibsanayo gaariga -
Nasa: Dayaxu wuu gilgilanayaa wuuna sii yaraanayaa
Maamulka madaxweyne Trump ayaa hay'adda NASA ku amray inay sida ugu dhakhsiyaha badan ku tagto Dayaxa -
Jaceylka iyo naceybka xad dhaafka ah ee loo qabo calanka Soomaaliya
Dadka isticmaala baraha bulshada aya si kala duwan uga falceliyay xarigga nin dhallinyaro ah oo ku lebistay dhar laga sameeyay calanka Soomaaliya oo lagu qabtay Hargeysa. -
Waa kuma korneylka Soomaaliyeed ee lagu eryanayo dalka Mareykanka?
Telefishenka CNN oo warbixintan baahiyay ayaa ciwaan uga dhigay waa kuma "Qofka ku qaadaya"?. -
Ninka xaaskiisa cuntada u kariya oo ay gabdhaha soomaaliyeed aad u hadal hayaan
Gabdhaha soomaaliyeed ayaa ku kala aragti fog tallaabadani. -
'Shacabka magaalo Soomaaliyeed oo diidan in la badbaadiyo'
Webiga Shabeelle ayaa sannad walba marka roobabka Gu'gu curtaan waxa uu ku fatahaa degmada Mustaxiil ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya.