BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Sida xijaabka gabadhan yar ee Muslimka ah uu Faransiiska uga abuuray xiisad ballaaran
Arrintan oo dhacday 28-kii February, ayaa macallinku wuxuu saddex gabdhood oo ardaydiisa ka mid ahaa u sheegay inay u hoggaansamaan sharciga iyagoo iska dhigaya xijaabka.
Caro ka dhalatay sigsaan lagu qoray magaca ilaahay oo lagu iibiyay dal Islaam ah
Sharabaadadan ayaa laga helay bakhaar ku yaalla duleedka caasimada dalka Malaysia taasi oo ay si weyn uga caroodeen dadka muslimiinta ah oo u arka badeecadaasi mid aflagaaddo ah.
Sarkaal Hargaysa loogu xiray hadal uu jeediyey oo baraha bulshada qabsaday
Sarkaalka ayaa shalay la xiray, ka dib markii hadalkiisa loo arkay mid aan sal lahayn oo khalkhal galin kara amniga
Sida dakhliga Soomaaliya uu u sameeyay koboc lama filaan ah
Halka ugu badan ee dhaqaalaha ka soo galay dowladda ayaa ah meelaha ay badeecaduhu dalka kasoo galaan sida dekadda iyo garoonka diyaaradaha. Waxay dowladdu dakhli ka heshay sidoo kale canshuuraha u soo xarooday. Canshuurta gudaha waxaa ka soo xarooday 53% halka tan kastamkana ay aheyd 47%
Majiidu-Raxmaan Maxamed: Wiilka ay hooyadiis Qur’aanka soo bartay ee ku guuleystay Tartanka Qur’aanka Kariimka
Soomaaliya waxaa xilliga bisha barakaysan ee Ramadaan ka dhaca tartamo Qur'aanka ah, kuwaas oo aabaal-marino kala duwan lagu bixiyo.
Maxaa xigi doona xukunka ay maxkamadda ku ridday ninkii loo heystay dilka weriye Cabdikariin Bulxan?
Eadeysanaha ayaa maxkamadda ka hor qirtay inuu geystay dilka weriyahan oo maalmo kahor ka dhacay Caabudwaaq.
Maxay tahay inaad sameyso haddii uu kaa soo horbaxo libaax?
Talooyinkan waa muhiim in la xasuusto, sababtoo ah waa isla talada ay tahay inaad raacdo markaad la kulanto madax-kuti.
Ramadaan 2024: Sucuudiga oo amar kasoo saaray Cumrada
Tiro aad u badan ayaa sanadkan Cumro u aaday Sacuudiga.
Cod, Dhegeyso: Maxay Puntland ku qoonsatay dowladda federaalka Soomaaliya?
Wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya ayaa dhaliyay dood badan.
Ninka noqonaya madaxweynaha ugu da'da yar Afrika ee dhowaanna xabsiga kasoo baxay
Ninkan labo-xaaslaha ah ayaa sheegay in weligiis uusan ku fekerin inuu siyaasadda galo.
Xanuunka ka dillaacay Soomaaliya ee ay QM ka digeyso iyo sida aad isaga ilaalin karto
Bukaannada aadka u fuuqbaxay waxay halis ugu jiraan shoog waxayna u baahan yihiin in si degdeg ah loo maamulo dareeraha xididka.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
TOOS, Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 28 Maarso 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 28 Maarso 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 27 Maarso 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 27 Maarso 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.