BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo caawa la hadlayay warbaahinta Puntland ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo midnimada, amniga Puntland xilli dagaal xooggan oo khasaaro geystay oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa PSF-ta ay ka dhaceen magaalada Boosaaso.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/24/2021 9:06:15 PM
BBC News SomaliLiiska sannadlaha ah ee lagu soo bandhigo waxyaabihii loogu raadinta badnaa iyo su'aalihii ugu badnaa ee la weydiiyay Google ayaa muujiyay waxa maskaxdeenna ka guuxayay sanadkan dabayaaqada ah ee 2021-ka guud ahaan caalamka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/24/2021 6:12:10 PM
BBC News SomaliDagaalka ka taagan Boosaaso ee u dhaxeeeya ciidamadda Puntland, khasaaraha uu geystay ayaa gaadhsiisan dhimasho, iyada oo dad shacab ahi ay ka mid yihiin dadka ku waxyeelloobay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/24/2021 10:36:13 AM
BBC News SomaliWuxuu sheegay in marka ay ku habboontahay uun la qaadi doono wax talaabo ah, inta ka horeysana ciidanka laga illaalinayo in uu wax dhib ah soo gaaro.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/24/2021 8:54:13 AM
BBC News SomaliTuulada Lavul ee ka tirsan gobolka Maharashtra ee dalka Hindiya ayaa waxa ay toddaabkan soo gashay bogaga hore ee wargeysyada maxaliga ah iyo kuwa calamiga ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/23/2021 9:12:13 AM
BBC News SomaliWararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Puntland iyo kuwa PSF.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/23/2021 5:30:13 AM
BBC News SomaliWasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Redwan Xuseen ayaa sheegay in dowladda Itoobiya aysan daneyneynin in ay gobolka Tigray ka bilowdo howlgal si ay u baacsadaan kooxda TPLF .
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/23/2021 4:24:14 AM
BBC News SomaliDhowr ka mid ah culimada Faransiiska ayaa ka digaya in xorriyatul-qowlku uu khatar ku jiro kaddib markii bare sare oo u dhashay dalka Jarmalka shaqada laga joojiyay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/23/2021 3:36:12 AM
BBC News SomaliMa ahan markii ugu horeysay ee Mrs Macron la bartilmaameedsado tan iyo markii ninkeeda la doortay sannadkii 2017, iyadoo horey loo bartilmaameedsaday farqiga da'da 25-ka sano ah ee u dhexeeya lamaanahan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/22/2021 4:36:14 PM
BBC News SomaliWasiirka Amniga ee maamul goboleedka Puntland ayaa wareysi uu BBC-da siiyay uga hadlay dagaalkii ka dhacay Boosaaso iyo sida uu xalka noqon karo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/22/2021 10:43:14 AM
BBC News SomaliSir David Amess, oo xildhibaan ahaa tan iyo 1983, ayaa toori lagu dilay bishii October xilli uu booqasho ku joogay deegaanka laga soo doortay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/22/2021 5:49:13 AM
BBC News SomaliMaxkamad ku taalla UK ayaa xukun kasoo saartay sida lagu xallinayo kiiska furriinka ah ee u dhaxeeya Sheekh Maxamed iyo xaaskiisii hore, Princess Haya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/22/2021 4:37:12 AM
BBC News SomaliDuqeymaha ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ayaa wax weyn ka baddalay isu-dheellitirka dagaalladii sokeeye ee dhiigga badani ku daatay ee Itoobiya.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/21/2021 3:25:11 PM
BBC News SomaliXiddigga Bollywood-ka, Salmaan Khan, ayaa gabadhaha u sheegay qaabka ay ula dhaqmayaan ragga markii ay isku dayaan in ay fowdeeyaan. Laakiin waxaa lagu dhaliilay taladiisa.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/21/2021 6:19:12 AM
BBC News SomaliWariyaha BBC-da, Steve Rosenberg ayaa falanqeynaya waxyaabaha laga yaabo inuu ku fikirayo hoggaamiyaha Ruushka xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/21/2021 4:25:13 AM
BBC News SomaliSeynisyahannada adduunka ayaa billaabay howlgal ku aaddan inay xal u helaan sababta la garan la'yahay ee 10-kii qofba mid ka mid ah uu u yahay gureey.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/20/2021 2:08:11 PM
BBC News SomaliRa'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaas oo uu uga qayb galayo shirka 3-aad ee Turkiga iyo Afrika.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/20/2021 6:38:15 AM
BBC News SomaliSenator Joe Manchin oo kasoo jeeda xisbiga talada dalka Mareykanka haya ee Dimuqraaddiga ayaa qarka u saaran inuu daaqadda ka tuuro hindise sharciyeedka dib usoo kabashada, isagoo sheegay in uusan u codeyn doonin.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/20/2021 3:38:13 AM
BBC News SomaliBooqashadii uu bishaan ku tagay Maraykanka, wasiirka difaaca Israa'iil Benny Gantz waxa uu si cad u sheegay inay u furantahay ciidanka Israa'iil inay isu diyaariyaan weerar milatari oo laga yaabo in ay ku qaadaan Iran.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/20/2021 3:08:11 AM
BBC News SomaliBaraha bulshada waxaa aad loogu faafiyay muuqaal ay iska soo duubeen haweeneyda ku guuleysatay abaalmarinta Nobel-ka, Malala Yousafzai iyo seygeeda Asar Malik.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/19/2021 5:56:11 PM