BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News Somali12 askari oo Mareykanka ah - oo loo diray in ay waardiyeeyaan Saadaam Xuseen - ayaa lagu tilmaamay in ay ahaayeen saaxiibbadii ugu dambeeyay ee uu yeeshay madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/30/2021 3:42:14 PM
BBC News SomaliWaxaa la sheegay in halkaas ay markiiba dumar iyo dhalin yaro badani ku qamaameen oo ay ilaa haatan dahab ka baadhayaan buuraha ku dhaw dooxa Camuud.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/30/2021 1:30:18 PM
BBC News Somali23-kii bishan December ayaa Maxamed Xasan laga kaxeystay meherad ganacsi oo uu ku leeyahay magaalada Machakos oo aan ka fpgeyn Nairobi, ilaa haddana lama oga halka uu ku maqan yahay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/30/2021 9:24:12 AM
BBC News SomaliHay'adda dambi baarista federaalka Mareykanka ee FBI-da ayaa sheegtay in "khatar badan ay ka dhalankarto" adeeggada FaceApp iyo kuwa kale ee noociisa ahba.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/30/2021 5:42:13 AM
BBC News SomaliSi ka duwan daawaynta hadda jirta, ee u baahan dadka inay kaniini qaataan maalin kasta, cabotegravir waa la isku duraa waxaana la bixiyaa labadii biloodba mar.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/29/2021 6:36:14 PM
BBC News SomaliSababaha aaney dad badan hurdo ku filan u helin ayaa waxaa ka mid ah niyad-jabka iyo feejignaan la'aanta khataraha ku imaan kara qofk haddii uusan si wanaagsan u hurdin.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/29/2021 5:48:15 PM
BBC News SomaliMa ahan markii ugu horeysay ee Mrs Macron la bartilmaameedsado tan iyo markii ninkeeda la doortay sannadkii 2017, iyadoo horey loo bartilmaameedsaday farqiga da'da 25-ka sano ah ee u dhexeeya lamaanahan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/29/2021 4:36:13 PM
BBC News SomaliMilitariga Maraykanka ayaa markale u xilsaaray in uu asaaso unug lagu magacaabo Red Cell, taas oo ujeedku ahaa in ay tijaabiso heerka sugnaanta amniga ee goobaha ciidamada iyo dowladda Maraykanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/29/2021 1:54:13 PM
BBC News SomaliSiahuk wuxuu fadhiyaa gurigiis isaga oo la ildaran xanuunka dhaawac ka soo gaaray gacanta midig kaddib marki dagaal adag uu Yaxaas la galay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/29/2021 4:30:12 AM
BBC News SomaliSaaynisyahannadu waxay ku qadatay 375 sani iney helaan qaaradda siddeedaad ee dunida taasoo in badan indhaha badmareennada ka qarsooneyd.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/28/2021 10:18:12 AM
BBC News SomaliShiirka kasoo baxa jirkeena wuxuu faahfaahin ka bixin karaa xaaladda caafimaadka ee qofka, sida ogaanshaha cudurrada, tusaale ahaan qofka carabkiisa ka dareemo macaan waxaa laga yaabaa in uu hayo daacuun calooleed halka qofka qabo cudurka macaanka uu urin karo sida tufaax quruntay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/27/2021 4:42:16 PM
BBC News SomaliMadaxweyne Farmaajo ayaa shaqo joojin ku sameeyey Ra'isal wasaare Rooble kaddib marki uu ku soo eedeyey tuhun musuqmaasuq iyo ku takrifal dhul dan guud.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/27/2021 11:06:15 AM
BBC News SomaliCudurka safmarka ee dunida ka taagan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey dadaallada lagu xakameynayo caada-xumida Hindida ee ku saabsan canduufta ay dadku ku tufaan goobaha la isugu yimaaddo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/27/2021 9:30:17 AM
BBC News SomaliOday dhaqameed ayaa sheegay in sheeko xariiro loo sheegay dadka tuulada ay dhigeyso in dadka halkaas ku nool ay asalkoodi hore ahaan jireen xayawaanno ku jira wabiga oo markii dambe noqday bani'aadam, isla markaana bannaanka u soo baxay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/27/2021 5:18:13 AM
BBC News SomaliSanadkan sii dhammaanaya ee 2021 waxyaabaha aadka loogu xusuusto waxaa ka mid ah go'aankii ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ka soo saartay dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo muddo dheer soo jiitamaysay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/26/2021 8:42:14 AM
BBC News SomaliDameerkan yar oo ay diidday hooyadiis ayaa u muuqda mid ku si la yaableh ula qabsaday habdhaqan ka duwan kii lagu yaqaannay, isaga oo ku barbaar beer ku taal Lincolnshire.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/26/2021 5:30:14 AM
BBC News SomaliTikTok ayaa kaalinta koowaad ee baraha internet-ka loogu isticmaal badan yahay ka qaaday shirkadda Google oo kaalintaasi heysatay toban sano oo xiriir ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/26/2021 1:54:14 AM
BBC News SomaliMid ka mid ah masaska ugu khatarta badan caalamka ayaa laga helay magaalada Salford ka dib markii lagu arkay markab xamuul oo ka yimid dhinaca Pakistan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/25/2021 5:00:14 PM
BBC News SomaliPuntland waxaa ka socda dadaallo nabadeed kadib dagaallo ka dhacay maalmihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso oo u dhaxeeyay ciidamo ka socday dhanka dowladda iyo ciidamada soo PSF.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/25/2021 3:18:13 PM
BBC News SomaliTacadiyada loo gaysto haweenka ka shaqeeya guryaha ayaa soo badanaya magaalooyinka Somaliland, sida ay sheegeen ururro maxalliya oo arrimaha haweenka u dooda.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/25/2021 1:42:12 PM
BBC News SomaliAlle ha u naxariistee waxaa xalay meydkiisa la helay Sheekh Maxamed Xasan Aadan oo ahaa imaamka masajidka Abuu Hureyra ee magaalada Colombus ee dalka Maraykanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/25/2021 9:30:16 AM
BBC News SomaliBarnaamijka toddobaad laha ah ee BBC-da ee The Boss, waxaan taariikhdooda ku eegnaa hoggaamiyeyaal ganacsi oo kala duwan kuna nool daafaha caalamka
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS12/25/2021 8:24:11 AM