BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliMadaxweynaha Eritrea Isaayaas Afwarqii ayaa sheegay ciidamada Itoobiya go'aanki ay bishii July kaga soo baxeen deegaanka Tigraay inuu ahaa xeelad dib u gurasho.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/9/2022 2:48:14 PM
BBC News SomaliSaacadihii la soo dhaafay, waxaa si weyn baraha bulshada ee ay Soomaalida ku wada xiriirto loogu baahiyay muuqaal si bani'aadannimada ka baxsan loogula dhaqmayo gabar shaqaale ah oo lagu tilmaamay inay tahay Itoobiyaan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/9/2022 10:54:12 AM
BBC News SomaliQoraal Ingiriis ku qornaa oo muddo saacado ah ku jiray bogga Twitter-ka ee Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ay ugu talo gashay wararka xanuunka Covid-19 ayaa lagu sheegay in dadka baraha bulshada ku taageero Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay khatar badan yihiin fayraska Karoona.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/9/2022 9:30:12 AM
BBC News SomaliSaacadihii la soo dhaafay, waxaa si weyn baraha bulshada ee ay Soomaalida ku wada xiriirto loogu baahiyay muuqaal si bani'aadannimada ka baxsan loogula dhaqmayo gabar shaqaale ah oo lagu tilmaamay inay tahay Itoobiyaan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/9/2022 7:18:15 AM
BBC News SomaliWiil yar oo ay waalidiintiisu u dhiibeen nin askari ah oo derbiga garoonka Kabul taagnaa, xilli uu Mareykanku daad-gureyn ka waday Afghanistan ayaa la helay waxaana dib loogu celiyay qaraabadiisa ku nool Kabul.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/9/2022 5:24:16 AM
BBC News SomaliNin u dhashay dalka Britain oo safarkiisi ugu horreeyey ku tagay Koonfurta Kuuriya aya garwaaqsday khaladkiisi ugu horreeyey kaddib marki uu nin cunta ka iibiyey.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/8/2022 6:36:12 PM
BBC News SomaliBayaan ay soo saartay Wasaaradda caddaaladda ee dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ay dacwaddooda ka socotay maxkamadda sare ee federaalka in dacwaddoodi la laalay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/8/2022 1:06:11 PM
BBC News SomaliHaatan labo sano ayaa laga joogaa tan iyo markii fayraska Covid laga helay dunida mar dambena lagu dhawaaqay inuu yahay xanuun safmar ah, balse haatan unbaa laga war helay saameynta uu ku leeyahay ragannimada.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/8/2022 8:24:10 AM
BBC News SomaliKadib laba jeer oo dib loo dhigay, tartanka kubadda cagta ee Koobka Qaramada Afrika 2021 ayaa Axada beri ah ka furmi doona dalka Cameroon.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/8/2022 3:54:14 AM
BBC News SomaliFuraha oo uu hayay nin hore ilaalo uga ahaan jiray Xabsiga Robben Island, ayaa lagu waday in lagu xaraasho Mareykanka illaa markii dambe ay arrintaas ka hor timid Koonfur Afrika.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/8/2022 3:12:10 AM
BBC News SomaliSanadkan 2022, wadamada, shirkadaha iyo ururadu waxay ku degdegi doonaan in ay dayaxa ka hawl galaan. Barnaamijka Artemis ee Nasa wuxuu xitaa hiigsanayaa inuu aasaaska u dhigo joogitaanka bini'aadamka ee waara ilaa 2025. Maxay yihiin howlgallada dayaxa ee dhacaya 2022, waa maxay hadafkooda ugu dambeeya?
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/7/2022 8:25:15 AM
BBC News SomaliBoorar xayeysiin ah oo waaweyn isla markaana ay ku xusan tahay in Muhammad Malik uu madax bannaan yahay ayaa lagu arkay waddooyinka London iyo Birmingham.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/7/2022 6:55:11 AM
BBC News SomaliHaddii ay jiraan caddeymo ku saabsan in hal cunto ah oo aad qaadatid ay sare u qaadi karto shahwadaada, waa arrin inta badan dadka ay raadin lahaayeen.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/6/2022 3:07:13 PM
BBC News SomaliArrintani ayaa noqoneysa isku daygii labaad ee lagu dhibaataynayo dumarka Muslimiinta ahi ee Hindiya, oo sawirradooda lagu faafiyay internet-ka iyada oo la sheegaya in la xaraashayo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/6/2022 1:37:12 PM
BBC News SomaliFaadumo Geeddi oo ah xildhibaan ka soo jeedda gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa shalay shaqada baarlamaanka laga joojiyay hal maalin, kaddib markii nacnac-qori ay u qeybisay xildhibaannada xilli ay socotay dood kulul.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/6/2022 10:01:13 AM
BBC News SomaliHay'adaha qaarkood ayaa walaac ka muujiyey in weli aysan hay'adaha Soomaaliya ee arrimahaas u xil saaran u diyaarsanayn in sare loo qaado.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/5/2022 6:01:14 PM
BBC News SomaliQaar ka mid ah dadka isticmaala baraha bulshada ayaa aad uga carooday taas oo keentay in shirkaddu ay ugu dambayntii ka saartay xayaysiisyadii dhanka online-ka ahaa, waxayna raaligelin ka bixisay in dadka ay "dareemeen xumaan".
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/5/2022 3:37:12 PM
BBC News SomaliBooliiska dalka India ayaa xiray wiil 21 jir ah oo lala xiriirinayo barnaamij ku shaqeeyo taleefoonnada casriga ahi oo lagu faafiyay sawirrada in ka badan 100 gabdhood oo Muslimiin ah oo la sheegay in ay " yihiin iib".
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/5/2022 3:13:14 AM