BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliMagaalada Boosaaso ayaanan weli kasoo kaban dagaaladii ka dhacay bishii hore iyada oo weli ay jiraan dad u dhimanaya dhaawacyadii soo gaaray
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/14/2022 4:06:12 AM
BBC News SomaliAya Yusuf waxaa laga ceyriyay shaqadii macalinimo, waxaana sidoo kale furay ninkeeda, ka dib markii qof ay wada shaqeynayeen uu ka duubay muuqaal.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/14/2022 3:12:11 AM
BBC News SomaliAya Yusuf waxaa laga ceyriyay shaqadii macalinimo, waxaana sidoo kale furay ninkeeda, ka dib markii qof ay wada shaqeynayeen uu ka duubay muuqaal.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/14/2022 3:00:14 AM
BBC News SomaliWasiir caafimaad oo heer gobol ka ah Koonfur Afrika ayaa aad loogu dhaliilay in ay hablo ciyaala iskuul ah ku tidhi "buugaagtiina fura laakiin lugihiina xidha".
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/14/2022 1:54:15 AM
BBC News SomaliMarkii uu Ra'iisal wasaare noqday bishii April 2018-ka ,Mr Abiy ayuu isbadello badan ka hirgeliyay dalkiisa oo loo arkayay qaran ay dowladda gacan bir ah ku haysay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/13/2022 6:18:14 PM
BBC News SomaliMaraykanka ayaa ka mid ah dalalka sida weyn uga dhex muuqda siyaasadda Soomaaliya, waxaana uu maalmihii la soo dhaafay soo saaray hanjabaado ku aaddan doorashada dib u dhacday.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/13/2022 2:48:13 PM
BBC News SomaliWarbixin kasoo baxday Qaramada Midoobaya ayaa lagu sheegay in 11 dal oo ay Soomaaliya ka mid ah lagu leeyahay lacagta xubinnimada Golaha.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/13/2022 11:54:12 AM
BBC News SomaliRa'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirshiid, ayaa sheegay in aanu qayb ka ahayn bayaan ay soo saareen siyaasiyiinta xallinta khilaafkii dhaliyay dagaalkii Boosaaso u tagay magaaladaas 29-kii Dicember.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/13/2022 5:48:11 AM
BBC News SomaliBooliska Koonfur Afrika ayaa xididada u siibay dhawr geed oo xashiishad ah oo ku yaallay beerta xafiiska Madaxweyne Cyril Ramaphosa, ee magaalada Pretoria.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/13/2022 2:24:19 AM
BBC News SomaliSaynis yahano ku sugan Austria - oo eegay xogta in ka badan hal milyan oo hooyooyin ah - ayaa sheegay in naasnuujinta laba iyo toban bilood ama ka badan ay yarayso khatarta ah in ay ku dhacaan cudurradan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/12/2022 6:36:11 PM
BBC News SomaliSomaliland iyo Maraykanka ma aha markii u horreysay ee la isku xidhiidhiyo ama si uun usoo baxo warka sheegayaa in xidhiidh gaar ahi dhex marayo. Mana aha markii u horreysay ee ay kulmi doonaan madax ka kala socoto labada dhinac.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/12/2022 4:36:13 PM
BBC News SomaliIsimadii maalmahan ba u fadhiyey xallinta khilaafkii keenay dagaalkii ka dhacay magaalada Boosaaso dabayaaqadii bishii hore, ayaa xalay soo saaray qodobo talo soo jeedin ah oo ay u direen xukuumadda Puntland.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/12/2022 12:42:12 PM
BBC News SomaliShaqsi waxa kale oo uu sheegay in Maraykanka ay sidoo kale cunaqabateen ku hanjabeen haddii dib u dhac lagu sameeyo doorashada ama waxyaabo carqaladayn kara.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/12/2022 10:36:12 AM
BBC News SomaliSawir wiil dhalinyaro ah oo dhabarka ku sita aabihiis si uu u tago xarun laga qaato talaalka feyriska Corona ayaa soo jiitay dareenka kumanaan qof oo ah dadka isticmaala baraha bulshada dalkaasi Brazil.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/12/2022 5:48:13 AM
BBC News SomaliMaxkamad Sucuudiga ku taal ayaa markii ugu horraysay taariikhda dalkaasi amar ku bixisay in la sheego magaca eedaysane lagu soo oogay inuu si foolxun u faduuliyey haween oo weliba fagaare magaciisa laga shaaciyo, waxaana sidaa ku warantay warbaahinta maxaliga ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/11/2022 10:06:12 PM
BBC News SomaliDagaalka ka dhanka ah al-Shabaab ayaa dhawaan shan iyo toban jirsaday. Dowladda Soomaaliya ayaa siyaalo kala duwan u wajahday la dagaalanka ururkaas.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/11/2022 9:36:12 AM
BBC News SomaliNinkan oo qaxootinnimo ku tagay dalka Mareykanka waxa uu horay u ahaa ku xigeenka madaxa waaxda shaqada iyo horumarinta dhaqaalaha ee gobolka Minnesota.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/11/2022 6:30:12 AM
BBC News SomaliCilmi-baadhis la sameeyey ayaa sheegaysa in difaaca dabiiciga ah ee jidhku kaga gaashaanto durayga ama hargabka caadiga ahi ay keeni karto inuu sidoo kale jidhki waxoogaa iskaga difaaci karo Covid-19.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/11/2022 2:30:13 AM
BBC News SomaliXiriirka xukuumadaha Washington iyo Addis Ababa ayaan xumaaday ka dib markii ay dawladu ka carootay dhaleecayn isdaba joog ah oo loo jeediyay xad gudubyadii xuquuqul insaanka ee dhacay intii uu socday dagaalkii ay kula jirtay xoogagga iska caabinta ee Tigrey.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/11/2022 12:00:13 AM
BBC News SomaliRa'iisul Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in lagu wargeliyay in dhammaan shaqaalaha shirkadda nadiifnta ay sharci heystaan.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/10/2022 3:42:09 PM
BBC News SomaliXarun ku taalla magaalada Muqdisho ayaa waxay dhowaan billowday qalliin qurxin ah oo sanqaroorka lagu dheereynayo. Xaruntan oo lagu magacaabo Obesity Centre
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/10/2022 2:48:17 PM
BBC News SomaliMaydiga Puntland waxa uu ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah ee dhulkaasi alle ku manaystay, kaas oo ay si joogto ah uga faa'iideystaan dadka deegaanka
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/10/2022 12:12:11 PM
BBC News SomaliSi aanan hore loo arag ayeynu u dhisnaa jasiirado badan. Waa kuwan qaar ka mid natiijooyinka muuqda ee iskudayada bini’aadamka ee uu meesha uga saarayo haraha iyo badaha ee dhulka cusub lagu samaynayo.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/10/2022 3:00:12 AM