BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News SomaliDaraasadu waxay lagu lagu tijaabiyay in ka badan 1.3 milyan oo bukaan ah oo ay daweeyeen 2,937 dhakhaatiir oo ah kuwa sameeya qalliinka oo ku sugan Ontaariyo, Kanada, laga soo bilaabo 2007 ilaa 2019.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/19/2022 9:40:13 AM
BBC News SomaliTabobarkan saraakiisha Qadar ayaa ku saabsanaa arrimaha argagixiso la dirirka , wuxuuna ka dhacay xero ku taala magaalada Sparta ee dalka Turkiga.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/18/2022 3:16:12 PM
BBC News SomaliMaxay tahay qasab inay ku sifowdo haweenayda si hogaankeeda u guulaysto xilliyada ay maamulayso asxaabta, hay’adaha dowladda iyo dalalba?
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/18/2022 6:46:13 AM
BBC News SomaliDowladda Imaaraatka Carabta ayaa ku eedeeysay kooxda Xuutiyiinta Yemen in ay fuliyeen weerar saddex qof ay ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Dubia.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/17/2022 10:46:12 PM
BBC News SomaliWaqtiyadii ugu dambeeyay waxaa soo kordhayay weerrarada ay fuliyaaan dadka isku soo rakiba jaakadaha laga soo buuxiyay walxaha qarxa ee fuliya weerrarada Al-Shabaab.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/17/2022 4:34:11 PM
BBC News SomaliHaseyeshee, welli waxa aan si kama danbays ah go'aan looga gaadhin labada doorasho - doorashada ururada/xisbiyada iyo doorashada madaxtooyada - ta soo hormaraysa. Waana arin keeni kara khilaaf cusub.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/17/2022 3:10:16 PM
BBC News SomaliBalse haddii wiilka uu ka yaryahay 10 sano, walaalkiisna uu xaas guursado, markaas waxaa hadhoow loo ogolaan doonaa in uu xaas kale guursado marka uu qaangaaro.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/17/2022 12:58:11 PM
BBC News SomaliNin Soomaali ah oo ku xiran xabsiga Guantánamo Bay, kana mid ah maxaabiista uu Maraykanka ku tilmaamay "kuwo muhiimad gaar ah u leh" ayaa lagu wadaa in halkaa laga sii daayo sida ay shaacisay warbaahinta Maraykanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/17/2022 11:34:13 AM
BBC News SomaliMa aha markii ugu horreysay baarlamaanka UK oo dhegaysto dood ku aaddan aqoonsiga Somaliland oo sheegtay in 1991 ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/17/2022 3:52:12 AM
BBC News SomaliDadka ku xiran baraha ay bulshadu ku xiriiraan ee Carabta gaar ahaan Sucuudi Carabiya ayaa wax ay aad ugu mashquuleen laba arrimood oo buuq kiciyay.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/16/2022 1:28:16 PM
BBC News SomaliJigjiga maalmihii u danbeeyey maamulka deegaanka ayaa gawracayey tiro xoolo ah oo ay sheegeen in ay ahaayeen 'xoolo lagu soo daayey magaalada.'
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/16/2022 9:16:14 AM
BBC News SomaliDadka arintan cambaareeya ayaa sheegay in gaariga uu ku xardhan yahay sawir lagu taageerayo addoonsigii beri hore ka jiri jiray Netherlands.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/15/2022 12:24:13 PM
BBC News SomaliBulshada Soomaaliyeed waxaa maanta quluubtooda aad u gilgilay war naxdin leh oo ku saabsan gabar arooskeeda la filayay inuu dhaco maanta oo geeri lama filaan ah ku timid.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/15/2022 8:36:15 AM
BBC News SomaliSaddex iyo labaatan sano kahor toddobadii bisha August, sanadkii 1998, labo qarax oo waaweyn ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Nairobi, Kenya iyo Dar Es Salaam Tanzania.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/15/2022 7:42:12 AM
BBC News SomaliErdoğan ayaa marar hore si kulul u dhaleeceeyay Israa'iil, gaar ahaan xilliyada ay socdeen colaadaha Gaza, waxaana dhowr jeer go'ay xiriirta diblomaasi ee u dhexeeya Ankara iyo Tel Aviv.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/14/2022 3:12:14 PM
BBC News SomaliKooxda maroodiyada ayaa 20 ka bisha ay iska hor iman doonaan kooxda Aljeriya, ciyaartaas oo go'aamin doonta cidda kasoo baxaysa horrintan E.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/14/2022 9:36:14 AM
BBC News SomaliDadka u dooda xuquuqda Muslimiinta ayaa sheegay in bulshadooda ay wajahayaan caqabado kaddib qaraxyadii sanadkii 2019 ka dhacay Sri Lanka.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS1/14/2022 5:00:11 AM