BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Ergada gaarka ah ee QM u magacawdo Soomaaliya iyo hawlgalka aysan dhamaysan
Wakiillo ka horeeyay Catriona oo ay Qaramada Midoobey u igmatay xafiiskan ayaa loo jaray waxa loo yaqaan 'Persona non grata' oo ah in aaan ergaygaas dalka laga rabin halka kuwa kale cabashooyin laga gudbiyay kadibna QM ku qasbanaatay in ay qof kale ku baddesho.
Ganacsade Soomaaliyeed oo guul ka keenay halgan sharciyeed kadib cunsuriyad uu kala kulmay booliska Turkiga
Maxkamad ku taalla magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa xukuntay in booliiska Turkiga ay takoor ku sameeyeen milkiile maqaayadeed oo Soomaali ah, iyagoo aqoonsaday midab-takoor lagu fulinayo tallaabooyin ka dhanka ah ganacsiyada ay leeyihiin dadka soo galootiga ah.
Markabka dagaalka Turkiga ee Muqdisho yimid muxuu ka dhigan yahay
Tan iyo xilligii burburka waxaa xeebaha Soomaaliya siyaabo kala duwan ugu sugnaa maraakiib ka socda quwadaha reer galbeedka oo siyaabo kala duwan u joogay xeebaha Soomaaliya uguna badnaayeen kuwii howlgalkoodu ahaa waxii loogu yeedhay la dagaalanka budhcad badeedda oo golaha amaanka ee qaramada midoobay u soo diray Soomaaliya.
Kenya oo Soomaaliya la galaysa heshiis la xiriira ganacsiga Qaadka
Sannadihii u dambeeyey waxaa ganacsiga qaadka ee Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeeya hareeyey khilaaf soo noqnoqonayey, horena uma aysan jirin heshiisyo qaadka la xiriira oo ay labada dhinac wada galeen.
Sidee ilmahan yar looga soo badbaadiyay hooyo dhimatay uurkeed
Sabriin waxay dhimatay iyada oo aan arag qabanna ilmaheedii ay toddobada bilood iyo badh uurka ku siday. Waxaana jiray maalmo iyo habeenno ay jirtay cabsi joogta ah, balse Sabriin waxay rajeynaysay in nasiibku ka badbaadin doono dagaalka.
Cabdullaahi Jaamac: Wax ka ogow nolosha wiilka awoowihii orodka ku qaban jiray ugaarta ee hadda billadda u keenay Soomaaliya
Cabdullaahi, wuxuu BBCda u sheegay inuu rajaynayo inuu Soomaaliya ku matali doono ciyaaraha Olympic-ga ee sanadkan ka dhacaya dalka Faransiiska.
TOOS, Digniin hor leh oo laga soo saaray fatahaad ka dhici karta Soomaaliya todobaadkan
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah
Dhaqtar Muslim ah oo lagu eedeeyay inuu cudur halis ah ku weerari rabay Kenya oo xukun lagu riday
Garsooraha Maxkamadda Martha Mutuku, oo xukunka ku riday Fidaa, ayaa sheegtay in ay tixgalisay muddadii siddeeda sano ee horey xabsiga ugu jiray eedaysanuhu.
Sidee ayaad xilli hore ugu baraarugi kartaa calaamadaha cusub ee dhiig-karka?
Cilmi baaris ay sanadkii hore samaysay Hay'adda WHO ayaa lagu ogaaday in boqolkiiba 46 dadka Afrikaanka ah ay qabaan dhiigkar heerkiisu aad u sarreeyo.
Maxamed Maxamed: Wiilka Muslimka ah ee yaraantiisa Yeyda caydhsan jiray oo haddeer billado caydhsanaya
Maxamed waxuu noqday orodyahankii saddexaad ee ugu dhakhsaha badnaa dhanka orodada ragga taariikhda Ingiriiska ee abid.
Sidee ayuu dalkan ay Soomaalidu u tahriibto u beddelayaa sharcigiisa socdaalka?
Soomaali badan ayaa u tahriiba dalkan iyagoo nolol ka wanaagsan tii dalkooda raadiya, balse waxaa loogu geystaa dil, dhac iyo burbur hanti.
Maxuu tagitaanka Erdogan ee Ciraaq taariikhi u noqonayaa?
Madaxweyne dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo wafdi balaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa booqan doona Baqdaad kadibna Erbil. Booqashadan oo muddo dheer la darsay ayaa lagu tilmaamay inay tahay mid taariikhi ah
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 22 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.