MPR News Soomaali (MPR News Somali) Live
BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
3rd & 7 37yd
3rd & 7 37yd
B
S
O
close
close

-





-
Maxaa ku hoos duugan kulanka Axmed Madoobe iyo AMISOM?
Mas'uuliyiin ka socda midowga Afrika ayaa madaxweynaha Jubbaland kala hadlay arrimaha howlgallada iyo doorashooyinka kusoo fool leh -
"16 sano anigoo jira ayaan uur qaaday, noloshayda ayeyna badbaadisay"
Robyn waxay isticmaali jirtay daroogada , balse waxay sheegtay in markay dhashay gabadheeda ay nolosheeda isbadeshay. -
Kornayl Tuke: Dambiyada lagu waayey iyo kuwa lagu helay
Kornayl Tuke waxaa uu ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee Soomaaliya xilligii Maxamad Siyaad Barre. -
“Kenya waxa ay si toos ah xiriir ula yeelan doontaa maamul goboleedyada Soomaaliya”
Wargeyska wuxuu sheegay in uu ka warhayo in uu jiro go'aan cadaadiska Soomaaliya la saarayo qeyb ka ah oo ku saabsan diyaaradaha laga leeyahay Soomaaliya in lagu soo rogo shuruuc adag oo xanibaad ah. -
Dowladda Soomaaliya oo jawaab dabacsan siisay Kenya
Soomaaliya oo u muuqatay in ay ka fiirsaneyso ereyada ay ugu jawaabeyso Kenya ayaa war ka soo saartay xiriirka diblumaasiyadeed ee sii xumaanaya. -
Nin caan ah oo arooskiisa u raadinayo kaalmo boqolaal kun oo doolar ah
Waxaa uu codsigan u jeediyay shacabka si ay ugu garab istaagaan kharashaadka ku baxayo arooskiisa. -
Qaramada Midoobay oo bogaadin iyo talooyin usoo jeedisay dawladda Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Soomaaliya ay hormar ka samaynayso balse weli ay jiraan caqabado horyaalla. -
Maxaa ka khaldan tayada ciidammada Soomaaliya?
Sida ku xusan warbixin la soosaaray, dalalka shisheeye ee ku lugta leh dhisidda ciidanka Soomaaliya wax qorshe ah uma hayaan arrintaas. -
Maxaad kala socotaa Suldaanka ugu da'da yar Soomaaliya?
Soomaalida ayaa waxaa inta badan ay yihiin kuwa ku dhagan dhaqanka soo jireenka ah. -
Maxkamad Maraykanka ku taalla oo dambi ku heshay Kornayl Tuke
Xeerbeegti Maraykan ah ayaa heshay in uu dambi gaystay nin Soomaali ah oo taxi kaga shaqaysan jiray gobolka Virginia ee dalka Maraykank. -
10-ka Cunno ee Sababa cudurka Kansarka
Cunnooyinka ay dadka inta badan isticmaalaan ayaa la sheegay iney sababaan cudurka halista ee Kansarka. -
''Ninkii ka dambeeyay weerarkii misaajiddadii Christchurch wuxuu ahaa aragagxiso''
Ninkii lagu eedeeyay in uu 51 qof ku dilay misajiddoo ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa lagu eedeeyay fal argagixiso, sidaasi waxaa sheegay booliska. -
Waxay soo noqotay sarkaal sare balse hadda jidadka ay laws ku iibisaa
Birha Asebha, ayaa waxay nolosha ku qasabtay inay jidadka ku iibiso lows, dadaalo badan oo ay samaysay ayey ku waysay shaqo wanaagsan. -
Shirkaddii ugu horreysay ee deegaanka Soomaalida ka hirgelisay adeeg dhanka Maaliyadda
Shirkadda adeegga maaliyadda ee Rays ayaa deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ka billaawday adeegyada Maaliyadda ee ay Bangiyada caadiga ah bixiyaan. -
Kenya maxaa karka ka keenay?
Xiisad dibulaamiyadeed ayaa ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Kenya, ayadoo labadan dal uu ka dhexeeyo muran dhanka xuduudda badda ah. -
Haweeney Soomaali ah oo dhexda u xiratay tayeynta Mooska
Dumar badan oo ayaa qeyb ka ah ganacsiga dhoofka mooska laga soo saaro Soomaaliya. -
Ilhaan Cumar oo taageertay dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda
Ilhaan ayaa Congress-ka geysay sharci ay kaga soo horjeedo boqorka dalka Brunei kaas oo dhowaan ku dhawaaqay in dhagax lagu dilayo dadkaas. -
Warbixin laga soo saaray Soomaalida qabta cudurka Aids-ka ee ku nool Minnesota
Wasaaradda caafimaadka ee gobolka Minnesota ayaa warbixin kasoo saartay dadka qaba cudurka HIV/Aids-ka ee ku nool gobolkaas. -
Garsoore Cabdiqawi oo ka hadlay dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya
Garsoore Cabdiqawi oo ah qofkii Soomaali ah oo ugu horeeyay oo heerkaas ka gaaray nidaamka garsoorka adduunka. -
Kumannaan ruux oo u dabaaldagay taariikhda ay samaysay Manchester City
Kumannaan ruux oo taageera kooxda Manchester City ayaa safaf dhaadheer ku galay waddooyinka magaalada iyaga oo u damaashaadaya taariikhda ay kooxdu samaysay. -
Dowladda Iiraan oo digniin u dirtay Mareykanka
Dowlada Iiraan ayaa si kulul uga jawaabtay hanjabaad ka soo yeertay Mareykanka. -
“Safarka ayaan jeclaa balse hadda sariir baan ka saaranahay”
Hailey waxay jeclayd inay safarto balse xaaladda ku dhacday awgeed ayaa waxa mugdi galay riyadeedii. -
Iran: Diyaar baan u nahay in aan wajahno cadawgeena
Waxa uu carrabka ku adkeeyay in haatan uu Mareeykanka uusan lahayn awood milatari oo u ku weeraro Iran, arrintaasi oo ay sida oo kale toodobaadkii hore ka dhiidhiyeen ciidamada Kacaanka Islaamka ee Iran. -
Mo Faarax oo guuldarro weyn la kulmay
Orodyahanka Maxamed Faraax oo u tartamayay Maradoonka London ayaa galay kaalinta shanaad, waxaana orodkaasi ku guulaystay Eliud Kipchoge oo Kenya u dhashay. -
Kenya miyey waddaa Olole ballaaran oo ka dhan ah Soomaaliya?
Waxa ay sheegeen in Kenya ay abaal badan u gashay Soomaaliya, gaar ahaan soo dhaweynta qaxootiga kasoo cararay colaadda sokeeye ee dalkaasi. -
Xubnihii ka tirsanaa boqortooyada Ingiriiska ee qaatay diinta Islaamka
Warbixin ku saabsan saddex xubnood oo ka hor yimid sharciga bulshadooda qaatayna diinta Islaamka. -
Trump oo farsad dahabi ah u horseeday nin Soomaali ah
Ninkan oo ka ganacsada xaafadda Islii ayaa ka mid ahaa dadkii Trump uu ka hor istaagay in ay Mareykanka u dhoofaan. -
Goodax Barre: Ma siyaasi aan hadalkiisa u meel deyan baa?
Wasiir Goodax Barre ayaa horey u jeediyay hadallo muran dhaliyay. -
Daawo Gabaygii guusha ee Sannadkii hore ee Shugri Jaamac
Waxay ku guuleysatay abaalmarinta BBC Soomaali ee hablaha da'da yar. Sannadkanna way kuu furan tahay inaad soo codsato. -
Shuruudaha Abaalmarinta Gabayga Gabdhaha Da'yarta ah sannadka 2019 ee BBC Soomaali
Abaalmarintan waxey u furan tahay dhammaan dumarka ku hadla Afka Soomaaliga ee da'doodu u dhaxeyso 16 ilaa iyo 35 sano jir, (laga bilaabo 20-ka May ilaa iyo 15-ka Juunyo, 2019-ka). -
Baadigoobka "gabadha ugu gabayga wanaagsan ee sandkan ee laanta af Soomaaliga ee BBC" ayaa furmay
Abaalmarinta laanta af Soomaaliga ee BBC ee hablaha gabya ayaa loogu talagalay dhiirragelinta gabdhaha Soomaaliyeed. -
Dal ay carruurta la iska soo xaaqo ay ka badan yihiin kuwa dhasha
Sida laga soo xigtay daraasad la sameeyay, waxay muujineysaa in haweenka ku nool Greenland aysan isticmaalin daawada ka hortagto uurka. -
Maxay Kenya wafdi ugu dirtay Somaliland?
Wafdi ka socday Kenya oo xildhibaanno iyo ganacsato ka kooban ayaa gaaray Hargeysa si ay uga qeybgalaan munaasabadda 18-ka May. -
Wadahadalada Sudan oo meel xasaasi ah maraya
Waxaa magaalda khartuum ee dalka Suudaan, dib uga bilowday wadahadalo u dhaxeeya golaha xilliga kala guurka maamulaya dalkaasi iyo hogaamiyeyaasha mucaardka. -
Trump oo hanjabaad u diray Iiraan,xilli ay sii kordhayso xiisadda gobolka
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo saaray digniin ku socota Iiraan,isaga oo sheegay in haddii labada dal uu dagaal ka dhex qarxo ay burburin doonaan Iiraan. -
Hurdada fiicani hore u toosbay leedahay
Hurdo nagu filan oo aan habeenki seexannaa waxay qayb weyn ka qaadataa caafimaadkeenna guud. -
Ma dooneysaa inaad imtixaanaadka guul ka gaadho?
Ma dooneysaa inaad sare u qaaddo awoodda xifdiga aad u leedahay, halkan kaga bogo talooyinka ay khubarada soo jeedinayaan. -
-
Boqorka Sacuudiga oo ku baaqay labo shirwayne oo deg deg ah
Boqorka Sacuudi Carabiya, Salmaan bin Cabdulcasiis ayaa golaha iskaashiga dawlaha khaliijka iyo kan dawladaha Carabta ugu baaqay in la isugu yimaado labo shirweyne oo degdeg ah si looga wada xaajoodo saamayntii ka dhalatay weerraradii lala beegsaday maraakiibta Sacuudiga iyo imaaraadka Carabta. -
Faysal Cali Waraabe "Waxa naloo aqoonsan la'yahay maahan wax dibadda ku xidhan ee waa gudaheenna"
amhuuriyadda iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa shalay laga xusay munaasabadda 18-ka May, oo ku beegan markii Somaliland ay ku dhawaaqday in ay gooni isaga taagtay Soomaaliya inteeda kale. -
Wiil yar oo loo afduubtay in uu hago dadka dawirsada ee indhaha la'
Samuel Cabdulraxiim ma xasuusan karayo maalintii laga afduubtay gurigooda oo ku yaal magaalada Kano ee woqooyiga dalka Nigeria, xilligaasi oo toddoba jir ahaa. -
Atoore caan ah oo lagu sameeyey wixii uu filimada ku jili jiray
Waxaa soo baxay muuqaal muujinaya xiddiga jila filimada Hollywood-ka Arnold Schwarzenegger oo lagu weeraray munaasabad ka dhacaysay dalka Koonfur Afrika. -
Xiisadda Iiraan iyo Mareykanka: Zarif oo sheegay inuusan 'wax dagaal ah jiri doonin'
Xilli ay sii kordhayso xiisadda u dhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa wasiirka arrimaha dibadda ee Tahraan waxa uu ku adkaysanayaa in dalkiisu uusan doonayn inuu faraha la galo wax colaad ah. -
Suurtagal ma tahay in uu dagaal ka dhex qarxo Iiraan iyo Mareykanka?
Xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa cirka isku shareertay -
"Waxa la gaadhay xilligii la kala guri lahaa Soomaaliya iyo Somaliland"
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay gooni isu taagga Somaliland