BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
BBC News Somali"Dhiibaatada caawa magaalada taalla iyo ciidamada aad ku soo deyseen ka saara oo Lama Galaay ku celiya, haddaad wadahal diiddaan indinka oo mas'uuliyiin ah, waxaan naqaanaa sidaad wadahadal ku qaadataan waana la is tusayaa."
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/6/2022 6:10:12 AM
BBC News SomaliTan iyo habeenkii talaadada soo galeysay waxaa socday dedaallada la doonayo in lagu soo samatabixiyo wiilkaasi yar ee ku dhacay ceelka, waxaase ilaa hadda hawshaasi adkeeyay ceelka oo aad u dheer isla markaana ciriir ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/5/2022 4:58:14 PM
BBC News SomaliLafaha bini'aadamka ee uu helay nin doon waday ayaa waxay noqon doontaa mid ka mid ah alaabaha ugu da'da weynaa ee laga soo saaro webiga Thames ee magaalada London.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/5/2022 8:52:17 AM
BBC News SomaliWaxa la yaabka leh ayaa ah xawaaraha ay ku jartay masaafada intaas dhan, iyadoo maalin kasta goynaysay 46 km , maalmaha qaarkoodna waxa ay jaraysay 155 km.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/4/2022 10:40:16 AM
BBC News SomaliTan iyo habeenkii talaadada soo galeysay waxaa socday dedaallada la doonayo in lagu soo samatabixiyo wiilkaasi yar ee ku dhacay ceelka, waxaase ilaa hadda hawshaasi adkeeyay ceelka oo aad u dheer isla markaana ciriir ah.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/4/2022 3:34:12 AM
BBC News SomaliHobolka Caan baxay ee Cabdiraxmaan Cabdillaahi Nuune, oo loo garan ogyahay (Iidle yare) ayaa sheegay inuu nolosha ka soo billaabay hoos, isagoo ku soo barbaaray Degmada Madiina ee gobolka Banaadir.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/3/2022 4:58:11 PM
BBC News SomaliMadaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday howlgal gaar ah oo ay ciidamadoodu fuliyeen ay ku dileen Hoggaamiyaha Daacish Abu Ibraahim al-Haashimi al-Qureyshi.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/3/2022 3:46:13 PM
BBC News SomaliMaxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ayaa maanta ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/3/2022 9:28:10 AM
BBC News SomaliXoghayaha Difaaca ee Mareykanka S Lloyd Austin ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu gayn doono diyaaradaha dagaal oo casri ah wadanka Imaaraadka Carabta, oo ay ku sii kordhayaan weerarada gantaalada ballistic-ga ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/3/2022 4:52:11 AM
BBC News SomaliTurkiga ayaa ku eedeeyay ciidamada ilaalada xadka ee dalka Giriiga in ay muhaajiriintaasi ka furteen dharkii iyo kabihii ay xirnaayeen, ka hor inta aysan dib ugu celinin xudduudda Turkiga la wadaago dalkaasi xilli qabow ba'an uu jiray.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/3/2022 4:46:12 AM
BBC News SomaliTurkiga ayaa ku eedeeyay ciidamada ilaalada xadka ee dalka Giriiga in ay muhaajiriintaasi ka furteen dharkii iyo kabihii ay xirnaayeen, ka hor inta aysan dib ugu celinin xudduudda Turkiga la wadaago dalkaasi xilli qabow ba'an uu jiray.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/3/2022 4:40:12 AM
BBC News SomaliXoghayaha Difaaca ee Mareykanka S Lloyd Austin ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu gayn doono diyaaradaha dagaal oo casri ah wadanka Imaaraadka Carabta, oo ay ku sii kordhayaan weerarada gantaalada ballistic-ga ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/3/2022 4:16:10 AM
BBC News SomaliMadaxweyne Biixi wuxuu Midowga Afrika iyo Waddamada deriska la ahba ugu baaqay iney tixgeliyaan warbixinti guddigi xaqiiqo raadinta ee Midowga Afrika ka socday oo 2005-tii booqday Somaliland.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/2/2022 4:34:11 PM
BBC News SomaliWaa arrin aad nadir u ah in haweeney ay ku umusho gudaha diyaarad balse ma ahan wax dunida ku cusub, waayo horraantii sanadkan ayaa haweeney kale oo u socotay dalka Uganda waxa ay ku umushay gudaha diyaarad ay ka soo raacday dalka Sucuudiga.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/2/2022 2:34:12 AM
BBC News SomaliRa'isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo Sabtidii booqasha ku tagay dalka iisu tagga Imaaraadka ayaa lagu soo warramayaa inuu dowladda Imaaraadka uu kala hadlay Arrinta Dekedda Berbera.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/1/2022 2:04:14 PM
BBC News SomaliBarashada luuqadda Turkiga ee caalamka ayaa sii kordhaysa gaar aahaan hnna gudaha Soomaaliya, maadaama Somaalida iyo Turkida ay aad isugu soo dhawaadeen sanadahii dambe, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee dalka Turkiga ee Anadolu.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/1/2022 4:52:15 AM
BBC News SomaliMadaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in maamulkiisu uu doonayo in uu u aqoonsado dowladda Qatar meeqaamka dal "Xulafo weyn la ah oo ka baxsan NATO ", taasoo u ogolaaneysa in uu xiriir milateri iyo mid ganacsi oo ballaaran uu dhex maro labada dal.
by Sara Porter, MPR Newsvia RSS2/1/2022 4:28:12 AM