BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Waddooyinka Nairobi oo webiyo isku beddelay iyo dhimasho ka dhalatay
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan 32 qof ay naftooda ku waayeen in ka badan 40,000 oo qofna lagu qasbay in ay guryahooda ka barakacaan roobabka iyo daadadka.
Waa noocee hubka loogu deeqay Ukraine, maxaase loo xaddiday inta ay maalintiiba ridi karaan
Ciidamada Ruushku waxay ridaan ilaa 10,000 oo madfac maalintii, sida lagu sheegay warbixinta machadka Rusi. Waxaana la sheegay in Ruushka uu sannadkii helo ku dhawaad saddex milyan oo madfac oo ay ka helaan warshadahooda iyo Kuuriyada Waqooyi.
TOOS, Madaxweyne Xasan oo ku baaqay in aan la siyaasadeyn wadashaqaynta Dawladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada
Ku soo dhowaada tebinta tooska ah
Korantada Soomaaliya ma gaarsiisan tahay heerkii looga baahnaa
Baanka Adduunka ayaa lacag dhan150 Milyan oo doolarka maraykanka ah u qoondeeyay mashruuca dib-u-soo noolaynta korantada Soomaaliya kaas oo lagu taageeraayo dowladda Soomaaliya , ayadoo mashruucaas uu soo dhammaan doono sannadka 2026.
Soomaaliya oo loo doortay inay qayb ka noqoto hogaanka hay'ad heer qaaradeed ah
Hay’addan ARC ayaa ah hay’ad hoos timaada midowga Afrika oo la aasaasay 2012, waxaana kale oo ay bahwadaag yihiin hay’adda caymiska ARC oo isugu jirta hay’ad caymis iyo mid ganacsi, taasoo iyadana la aasaasay 2014.
Maxay yihiin calamaadaha laga argagaxayo ee dhaqtarkan Soomaaliga ah ku arkay xoolo uu qalliin ku sameeyey?
Soomaaliya ayaa dhowaan si rasmi ah u mamnuucday isticmaalka bacaha, balse weli ma aysan dhaqangelin.
Sidee ayay TikTokleyda iyo bulshada Soomaalida u arkaan in TikTok laga mamnuuco Mareykanka?
Ma ahan markii ugu horreysay ee Mareykanku tallaabo ka qaado TikTok. Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa isku dayay inuu bartan mamnuuco markii uu Aqalka Cad joogay 2020.
Maxay tahay farriinta cusub ee Xamaas ka timid ka dib dagaalka Qasa oo 200 maalmood galay?
Dhanka Qasa, Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in tirada guud ee dhimashada Marinka ay kor u dhaaftay 34,000 oo qof tan iyo markii uu dagaalka billowday, in ka badan 77,000 oo kalena ay ku dhaawacmeen.
Ergada gaarka ah ee QM u magacawdo Soomaaliya iyo hawlgalka aysan dhamaysan
Wakiillo ka horeeyay Catriona oo ay Qaramada Midoobey u igmatay xafiiskan ayaa loo jaray waxa loo yaqaan 'Persona non grata' oo ah in aaan ergaygaas dalka laga rabin halka kuwa kale cabashooyin laga gudbiyay kadibna QM ku qasbanaatay in ay qof kale ku baddesho.
Ganacsade Soomaaliyeed oo guul ka keenay halgan sharciyeed kadib cunsuriyad uu kala kulmay booliska Turkiga
Maxkamad ku taalla magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa xukuntay in booliiska Turkiga ay takoor ku sameeyeen milkiile maqaayadeed oo Soomaali ah, iyagoo aqoonsaday midab-takoor lagu fulinayo tallaabooyin ka dhanka ah ganacsiyada ay leeyihiin dadka soo galootiga ah.
Markabka dagaalka Turkiga ee Muqdisho yimid muxuu ka dhigan yahay
Tan iyo xilligii burburka waxaa xeebaha Soomaaliya siyaabo kala duwan ugu sugnaa maraakiib ka socda quwadaha reer galbeedka oo siyaabo kala duwan u joogay xeebaha Soomaaliya uguna badnaayeen kuwii howlgalkoodu ahaa waxii loogu yeedhay la dagaalanka budhcad badeedda oo golaha amaanka ee qaramada midoobay u soo diray Soomaaliya.
Kenya oo Soomaaliya la galaysa heshiis la xiriira ganacsiga Qaadka
Sannadihii u dambeeyey waxaa ganacsiga qaadka ee Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeeya hareeyey khilaaf soo noqnoqonayey, horena uma aysan jirin heshiisyo qaadka la xiriira oo ay labada dhinac wada galeen.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 25 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 25 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 24 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.