BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Sidee ayay haweenkan HIV uga qaadeen qalliinka qurxinta wejiga?
Warbixin dhawaan la soo saaray oo ku saabsan haweenka qaaday HIV ka dib markii ay wajiga durteen ayaa keentay su'aalo ku saabsan badbaadada hababka qurxinta qaarkood.
Maxaa ku dhici kara bulshada ay Soomaalidu ka mid tahay ee haysata baasaboorka Itoobiya kadib xayiraadda Midowga Yurub?
Midowga Yurub ayaa Isniintii ku dhawaaqay inay adkeynayaan shuruudaha fiisaha ee dadka ka imaanaya Itoobiya.
Daadad si ba'an u saameeyay Ankara iyo magaalooyin kale oo Turkiga ku yaalla
Maamulka gaadiidka dalkaas ayaa sheegay in heerka biyaha ay sare u aceen ayna jareen korontada meelaha qaar.
TOOS, Wadamada Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo taageero u muujiyay Soomaaliya
Tebinta Tooska ah ee BBC Somali
Maxay Muslimiinta Mareykanka ee ay Soomaalida ka midka yihiin kala hadleen Congres-ka
Waxaa magaalada Washington ee dalka Maraykanka iskugu yimi golaha Muslimiinta Mareykanka oo ka arrinsanayay qadiyadaha quseeya Muslimiinta.
Shirkad tallaalka Corona soo saartay oo qiratay in waxyeello caafimaad uu leeyahay
Oggolaanshaha naadirka ah ee shirkadan dawoonka sameeysa ayaa yimi ka dib dacwad fal-celin ah oo ay gudbiyeen daraasiin qoys oo dalbanaya magdhow gaaraya malaayiin lacagta giniga ah.
Tallabooyiinka ay tahay inaad qaaddo haddii wiishka kugu xirmo
In ka badan 60 sano ka hor, qoraagii weynaa ee Masaarida Naguib Mahfouz waxa uu ka sheekeeyay sida koox dad ah ay ugu xannibneen wiishka dhismooyiinka dabaqyada, sheekadii oo markii dambe isu rogtay filimkii caanka ahaa ee "Between Heaven and Earth."
Ma weerar argagixiso ayuu ahaa kii seefta loo adeegsaday ee maanta ka dhacay London?
Magaalada London waxaa is qabsaday naxdin iyo dhawaaq, markii nin seef ku hubeysan oo weerar ku qaaday dadka.
"Roobkii aan xoolaha usoo rarnay ayuu adhigeennii sababsaday"
Cali Cabdi Aamin oo ka mida xoolo dhaqatada gobolka Hiiraan ee Soomaaliya ayaa jac ku dhacday xero saddex tiro oo adhi ah ay ugu sugnaayeen dhammaantood ku waayay.
Tirada shaqaalaha ay shirkadda Hormuud ku waysay qaraxyo iyo dilal qorshaysan
Ma aha markii ugu horreysay ee qaraxyo lala beegsado shaqaalaha iyo xarumaha shirkadda isgaarsiinta Hormuud, waxaa jira in sanadihii ugu dambeeyay la bartilmaameedsanayay shirkadda.
Najmo Rashiid: Waxay doonaysay inay soo aragto hooyadeed oo xanuunsan balse naftu kuma simin
Najmo, waxay timi Nairobi bilo uun ka hor si ay u raadsato fursad shaqo iyadoo ku noolayd guri ay habaryarteed leedahay.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 2 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 30 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.