BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Ugbaad Aragsan ma waxaa loo xiray anshax xummo mise siyaasad
Qoyska Ugbaad aragsan oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in xilligii la qabanayay ay ku sugneyd xarunteeda ganacsi isla markaana ay qal-qal ku beertay qaabka ay boolisku uga hawl galeen soo qabashadeeda.
Qofkii afaraad ee afar kelyood leh dunida oo dhan oo laga helay Soomaaliya
Dadka leh kelyaha dheeraadka ah ee laga diiwaan geliyay adduunka oo dhan ayaa ah kaliya saddex ruux iyada oo qofkii afaraad haatan laga helay gudaha Soomaaliya.
Wareerka haysta Urdun, dalka kaliya ee carbeed ee qaybta ka ah hawlgalka ay Israa’iil isaga waabinayso Iiraan
Urdun waa mid ka mid ah dhowrka dal ee carbeed ee cilaaqaadka la leh Israa'iil, waxaana Tel Aviv la yaab ku noqotay markii ay xukuumadda Cammaan soo ridday qaar ka mid ah gantaalihii ay Iiraan soo tuurtay. Maxaa dhici doona haddii Israa'iil ay weerar jawaab ah ayadana qaaddo.
Caro ka dhalatay siyaasi Kenyaan ah oo gabar Soomaali ah "ku qasbay inay laabta galiso"
Waxay u muuqataa in dhacdada si weyn looga hadal hayo baraha bulshada iyadoo siyaasiyiin, sharciyqaanno iyo dad kale ay ka hadlayaan.
Sidee ayuu kuleylka daran u saameeyaa jirka, xanuunno noocee ah ayaana laga qaadaa?
Waaxaha saadaasha hawada ee gobolka ayaa sheegaya in heerkulka daran ay sabab u yihiin dabeylaha usoo dhaqaaqaya dhanka Afrika.
Waa kuwee dalalka Islaamka ee walaaca ka muujiyey weerarkii Iiraan ay ku qaadday Israa’iil?
Lama oga ilaa hadda jawaabta Israa’iil ay ka bixin doonto weerarkii Iiraan, iyadoo xiisadda gobolka ay wali kacsan tahay.
Maxay tahay xiisadda laga dareemayo qaar ka mid ah deegaanada xadka u ah Somaliland iyo SSC?
Saan saan coladeed ayaa laga dareemayaa aagga dhawaan lagu dagaalamay ee Somaliland iyo SSC Khaatumo kadib markii ay xukuumadda Somalilnd ciidammo hor leh keentay saldhigyo dhowr ah oo ku yaal halkaas
Muxuu yahay kiiska maxkmadda la keenay ee arooska cusub ee kufsiga loo geystay?
Maxkamadda Magaalada Wajeer ee gobolka woqooyi bari dalka Kenya waxaa maanta lasoo taagay mid ka mid ah lix eedaysane oo ku tuhman kufsi wadareed loo geystay gabar marwa ah isla markaana aroos cusub ahayd.
Musiibadii Soomaaliya dadka ku dishay sanadkii hore oo saynisyahanno sheegeen halka ay ku dambeysay
Dhacdadii cimilo ee aadka u xooganeed ee Elnino oo sida dhacdooyinka kale ee isbadalka cimilada saameyn ku yeelatay heer kulka adduunka ayaa sida ay sheegeen saynisyahannadu soo gaban gabowday.
Qofna gaadhidda riyadiisa naafo kama aha
Wuxuu lugtiisa ku waayey qaraxyadii dalka ka dhacay, laakinse ma uusan ka rejo dhigin hamigiisa ahaa in uu cayaartoy noqdo.
Khasaare ka dhashay cimilada kulul ee dawlad-deegaanka Soomaalida
Salaaxudiin Cabdullaahi Cumar: Qofku guri ma harsan karo, geedna ma harsan karo. Dad baan arkay isbitaallada loo dhigay xanuunno ku soo booday sida dhiig karka oo kale, waxaan kaloo arkay qaar naqasku ku dheggan yahay. Waxaan kaloo arkay ilmo yar oo umul lagula jirto oo hadba geed lala hoos istaagayo, oo meelna lala qaban la‘ yahay.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 18 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 17 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 17 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 16 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.