MPR News Soomaali (MPR News Somali) Live
BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
3rd & 7 37yd
3rd & 7 37yd
B
S
O
close
close

-





-
Leyliga toddobaadkan: Maka jawaabi kartaa su'aalahan?
Waa leyliga isbuuclaha ah. Maxaad kala socotay wararkii ugu waaweynaa ee ka dhacay dunida isbuucan? -
Sidee looga baxsan karaa libaax ama harmacad?
Haramacadka ayuu xawaarihiisa dhanyahay 100km/h saacadiiba, iyada oo libaaxa iyo haramacadkuba boqolkiiba 20% ay murqo adagyihiin xayawaanka ay ugaarsadaan, 37% ay ka karaar qaadasho badanyihiin. -
Sawirro: Waa sidee nolosha dadkii ka badbaaday ebola afar sano ka dib?
Sawirro: Waa sidee nolosha dadkii ka badbaaday ebola afar sano ka dib? -
Mareykanka: Sare u kaca lamaanayaasha aan isqabin balse ilmo isu dhala
Daraasad cusub ayaa lagu ogaaday in ka badan 16 milyan oo ka mid ah lamaanayaasha ku nool Mareykanka ay carruurta isla korsadaan iyaga oo aan isqabin balse isla nool. -
Askari Mobile ka daawanayay xaaskiisa oo foolanaysa
Xilliga uu qofka canug u dhalanayo waa mid ka mid ah waqtiyada ugu qiimaha badan noloshiisa, hasayeeshee aabayaasha oo dhan uma ay suuragasho inay indha saaraan marka ilmihiisu uu dunida usoo baxayo. -
Yay u badan tahay in uu leeyliyo Manchester United xilli cayaareedka dambe?
Manchester United ayaa Ole Gunnar Solskjaer u magacaawday maamule ilaa inta ka harsan xilli cayaareedkan, maalin un kadib markii shaqada laga cayriyay tababare Jose Mourinho. -
Paul Pogba hooyadii oo jago loo magacaabay
Xiriirka kubadda Cagta ee dalka Guinea ayaa hooyada dhashay laacibka Manchester United qadka dhexe uga dheela ee Paul Pogba u magacaawday safiirka Kuadda Cagta haweenka ee dalkaasi. -
Wayne Rooney oo xabsi la dhigay
Wayne Rooney ayaa la xiray kadib markii uu sarqaan ku dhex-noqday diyaarad uu saarnaa sidaasi waxaa sheegay afhayeenkiisa. -
Guardiola: Kevin de Bruyne "wuu garanayaa halka aan joogo".
Tababaraha naadiga Manchester City Pep Guardiola ayaa yiri in haddii uu Kevin de Bruyne cabasho qabo "wuu garanaya halka aan joogo". -
Manchester United iyo Chelsea oo ku kala bixi doona wareegga 5-aad ee FA Cup-ka
Labadan kooxood oo uu sannadkan xifaaltan gaar ah ka dhexeeyo marka laga hadlayo FA Cup ayaa isku arkay ciyaartii kama dambeysta ahayd ee dhacday sannadkii hore -
Maxaad ka taqaan wiilka Soomaaliga ah ee lafdhabarta u ahaa guulihii Qadar?
Mid ka mid ah saddex gool oo ay Qadar ciyaartii finaalka uga badisay xulka Japan ayuu dhaliyay Akram. -
Gool hayaha Chelsea ee amar diiddada sameeyay oo ganaax la dul dhigay
Kepa ayaa ganaaxa la saaray ka sokoow raalli galin ka bixiyay ficilkii uu sameeyay -
Son oo guul muhiim ah gaarsiiyay Tottenham
Son Heung-min ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay Tottenham kaga badisay kooxda Manchester City lugta hore rubac dhammaadka koobka Champions League-ga. -
Barcelona oo guul dirqi ah ka gaartay Man United
Kooxda Barcelona ayaa guul dirqi ah kala hooyatay garoonka Old Trafford kaddib markii ay 1-0 kaga badisay kooxda Manchester United. -
Messi ma gaari doonaa heerka uu gaaray Ronaldo?
Kooxda Juventus aad ugama aysan dhex muuqan tartanka naadiyada Yurub ee Champions League-gga, hase ahaatee waxay ku badbaadday Cristiano Ronaldo. -
Wax ka ogow sida loo sameynayo isku aadka Koobka Qaramada Afrika ee 2019
Isku aadka Koobka Qaramada Afrika waxa la sameynayaa habeenka Jimcaha. -
Isku aadka Koobka Qaramada Afrika oo la sameeyay
Masar oo martigalinaysa Koobka Qaramada Afrika 2019 waxa ay ka hortagaysaa DR Congo, Uganda iyo Zimbabwe oo ay ku wada jiraan Group A. -
Culimada Kenya oo ka hadashay weerarkii Nairobi
Dadka Kenya ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay weerrarkii dhawaan ay ururka Al-Shabaab ku qaadeen hoteelka DusitD2. -
Cudurka Autisim-ka oo dhibaato ku haya soomaalida ku nool Minnesota
Xanuunka Autisim-ka ayaa ah mid waxyeello u geysta koritaanka Maskaxda Carruurta. -
Qabow aad u darran oo saameeyay nolosha Soomaalida ku nool Mareykanka
Maraykanka gobolladda qaar waxaa ka dhacaya qaboow aad u darran iyo dabaylo dufaano baraf ah wata. -
Barayaasha Jaamacaddaha Sudan oo dalbaday dibadbaxyo dheeraad ah oo ka dhan ah dowladda
Barayaasha Jaamacadaha dalka Sudan ayaa ku baaqay in la qabto dibadbaxyo dheeraad ah oo looga soo horjeedo xukuumadda. -
Abwaan da'yar oo gabayadiisa diirrada ku saara dhaqanka bulshada Soomaalida
Abwaan Cabdlaahi Xasan Ganey waa gabyaa xaga suugaanta ah oo kaalin firfircoon uga jiray waxuuna dhawaantan tiriyey gabay uu ugu magac daray digniin -
Maxaa saameyn ah uu leeyahay qabowga darran ee ka jira Yurub iyo Mareykanka?
Ugu yaraan 21 ruux ayaa u dhimatay sababo la xiriira qabow iyo cimilo baraf wadata oo ku dhufatay qeybo ka mid ah bartamada iyo galbeedka waddanka Mareykanka. -
Wadada isku xirta deegaanada Soomaalida iyo Adisababa ayaa xiran maalintii saddexaad
Wadada isku xidha Adisababa iyo Jigjiga ayaa Sadex maalmod ka xiran magaalada Baabili oo 70 kiilo mitir u jirta Jigjiga. -
''Aabahay wuxuu moodi jiray in ragga oo kaliya aan ka qososhiiyo, balse sidaasi ma ahayn''
Nasro Yussuf Axmed oo ah gabar majaajileyste ah oo ku dhalatay dalka Kenya ayaa BBC-da u sheegtay in howlaha majaajilada ay ku biirtay sannadkii 2018-kii. -
Macalimiin yaraan ka jirta Minnesota
Gobolka Minnesota ee waddanka Mareykanka ee ay deggan yihiin inta badan Soomaalida dalkaasi u haajirtay ayaa waxaa laga soo sheegayaa inay ka jirto baahi baahsan oo dhanka macallimiinta ah. -
Siyaasiyiinta saluugsan siyaasadda Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo dalbaday inuu Madaxweyne Mustafe iscasilo
Siyaasiyiinta saluugsan siyaasadda Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo dalbaday inuu Madaxweyne Mustafe iscasilo -
Dowladda oo la daalaa dhaceysa ammaanka Muqdisho haddana amniga uu weli fari ka qodneen
Dowladda Soomaaliya oo la daalaa dhaceysa ammaanka magaalada Muqdisho iyada oo qaraxyaduna ay tira lahayn. -
Abwaan ammaanta gabdhaha u adeegsada waxyaabo ay ka mid yihiin magacyada gawaarida
Ashyaadaasi ayaana badankoodu waxay qiimo wayn u lahaayeen sidoo kalena laf-dhabar ay u ahaayeen nolosha dadkeena gaar ahaan xiliyadii hore. -
Oday Soomaaliyeed oo ay booliska Deegaanka Soomaalida ku jirdileen magaalada Jigjiga
Booliska deegaanka Soomaalida oo jirdil u geystay oday Soomaaliyeed oo jigjiga ku nool xilli uu ku sugnaa goobtiisa shaqo. -
Colaadda u dhaxeysay Soomaalida iyo Oromada oo Diridhaba markale ka soo cusboonaatay
Colaadda u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada ayaa xalay markale ka soo cusboonaatay magaalada Diridhaba. -
Duqeyn lagu beegsaday saraaakiil ka tirsan Daacish oo maanta ka dhacday Puntland
Duqeyn lagu beegsaday saraaakiil sare oo ka tirsan ururka Daacish oo maanta ka dhacay Puntland ayaa la sheegay in laba xubnood lagu dilay. -
Nepal: Diyaarado isku dhacay oo ay dad ku dhinteen
Diyaarad ku socotay waddada ay diyaaradaha ku duulaan ayaa ku dhacday diyaarad Helikoobtar ah oo garoonka fadhiday. -
Facebook, Instagram iyo Whatsup oo ay xaalad soo wajahday
Agaasimaha adeegyada Facebook ayaa sheegay in ka badan 9,000 oo qof iney ka soo cawdeen adeegga Facebook ee istaagay. -
Ra'sal wasaaraha Itoobiya oo maalinta Nadafadda heer qaran ka qayb qaatay
Ra'isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa maanta ka qayb qaatay olola nadaafadeed oo heer qaran oo uu horay u iclaamiyey. -
Shimbir dishay qofkii lahaa
Booliska magaalada Alachua ayaa sheegay Mr Marvin Hajos, oo 75 jir ahaa inuu u geeriyooday dhaawac uu soo gaarsiiyey shimbir weyn uu isagu lahaa. -
Diyaaraddi dunida ugu weyneyd oo maanta duullimaadkeedi ugu horreysay billaawday
Diyaaraddii ugu weyneyd dunida ee duullimaadkeeda ugu horreeyey maanta si rasmi ah u billaawday dherarkeedu wuxuu gaarayaa 117 mitir. -
Ilhan Cumar oo ku tilmaantay hadallo loo adeegsaday "kuwa halis ah oo kicinaya dadka"
Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa sheegeyso inaan la aamusin doonin kaddib markii ay kala kulantay cambaareyn xoogan khudbad ay uga hadashay weeraradii September 2001 iyo hadallo ay ka sheegtay madaxweyne Donald. -
Maxaa hooyooyinka Afrikaanka ah u badiyay halista dhimashada xiliga uurka iyo dhalmada?
Haweenka madow ee ku nool dalka UK ayaa ah kuwa ay soo wajahdo qatarta ugu badan ee dhimashada hooyada xaaladaha caafimaad darro ee ku xeeran xiliga xaamilka iyo dhalmada awgood markii loo barbardhigo haweenka cadaanka ah. -
Gabdhihii Chibok oo maqan muddo shan sano ah
Maanta waxaa shan sannadood laga joogaa markii 276 gabdho iskuulay ah oo laga afduubtay magaalada Chibok ee waqooyi bari ee dalka Nigeria. -
Afgambiga Suudaan: Hogaamiyaha milateriga oo wacad ku maray inuu 'xididdada u siibi doono maamulkii hore'
Hogaamiyaha cusub ee golaha milateriga Suudaan ayaa ballanqaaday inuu dalkaasi qaabayn doono xilli ay dibadbaxyadu socdaan. -
Kim: Wadahadallo furan ayaan diyaar u ahay haddii 'Mareykanka uu wax beddelo qaabka wadahadalka'
Hoggaamiyaha Kuriyada waqooyi ayaa sheegay in wadahadal seddexaad oo uu la yeesho Trump ay suuragal tahay haddii uu Mareykanka beddelo argtidiisa ku aaddan wadahadalka. -
Sawirrada qaaradda Africa oo BBC ugu mudnaa Toddobaadkan
Sawirro xul ah oo qaaradda Afrika ee toddobaadkan oo micno badan xambaarsanaa. -
Mudaharaadayaasha Suudaan: Waxaan degdeg ku dooneynaa dowlad rayid ah
Hoggaamiyeyaasha mudaharaadyada ka socda magaalada Khartoum ayaa sheegay iney ku qnacsaneen isbeddel ku sheegga ay ciidamada sameeyeen oo ay si degdeg ah u doonayaan dowlad rayid ah in la dhiso. -
Itoobiya: weerar Al-shabaab ay ka fulin lahayeen Addis Ababa ayaan fashilinnay
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya ayaa sheegay weerar argagixiso oo ay Alshabaab ka fulin lahayd qaybo ka mid ah magaalada Addis Ababa in la fashiliyey.