MPR News Soomaali (MPR News Somali) Live
BBC Ogaal iyo MPR News ayaa dadka reer Minnesota wararka caalamiga ah iyo kuwa gobolada ku siiya Soomaali. (BBC’s Ogaal and MPR News provide global and regional news for Minnesotans in Somali.)
3rd & 7 37yd
3rd & 7 37yd
B
S
O
close
close

-





-
Maxaad ka taqaannaa dhismaha laga wada naxay ee ku gubtay Paris?
Walaac xooggan ayaa laga muujiyay musiibada dabka ah ee waxyeellada u geysatay dhismahan -
Hadalladii Ilhaan Cumar ee Maraykanka ka kiciyay duufaanta siyaasadeed
Bilo ka hor markii lagu dhawaaqay in Ilhan Cumar ay ku guuleysatay doorashadii Maraykanka, waa loo dabbaaldegay, haatan waxay maalin kasta heshaa farriin cagajugleyn ah. -
Jeceylka dadka kala diimaha ah miyaa kala fogeynaya dadka Hindiya?
Xili xagjirnimada diimeed iyo dumarka loo laayo si loo ilaaliyo sharafta qoyska ay aad ugu badan tahay dooddaha siyaasadeed iyo arrimaha bulsho ee dalka Hindiya, ayaa haddana arrimaha jeceylka iyo guurka dhexmara dadka kala diimaha ah waxay tahay arrin xasaasi ah. -
7 xeeladood oo kuu sahli kara shukaansiga baraha bulshada
Malaayiin qof ayaa maalin walba u gala internet-ka inay helaan qofkii ay nolosha la wadaagi lahaayeen -
"Dagaal ogayaal" qabiil miyaa ka soo shaac baxay baraha bulshada Soomaalida?
waxaa waayihii dambe la arkay Soomaali badan oo Fcaebook-yada ka sheega hadala xanaf leh oo qabyaalad salka ku haya -
Taageerayaasha Ilhaan iyo Trump oo isku banaanbaxay
Boqolaal qof oo taageersan xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa Trump ku eedeeyay in uu maagis iyo daandaansi ku hayo Ilhaan Cumar. -
Ma waa madaw baa u baryay dadka magangalyo doonka ah?
Dawladda Canada ayaa magac ku yeelatay dunida ka dib markii ay noqotay meel ay ku hirtaan qaxootiga oo si fiican looga qaabilo. -
Cudurka Jadeecada oo fara ba'an ku haya caalamka
Kiisaska cudurka Jadeecada ayaa sare u kacay saddaxdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2019. -
Tartan adag oo soo wajahay madaxwayne Trump doorashada soo socota
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu wajahayaa tartan adag oo kaga imanaya gudaha xisbigiisa ka hor doorashada soo socota. -
Dad badan oo ku dhintay Maraykanka
Ugu yaraan siddeed ruux ayaa dhimatay kuwo kale oo badanna way dhaawacmeen ka dib markii ay dabayl xoog badan iyo roobab mahiigaanno ah ku dhufteen dhawr gobol oo koonfurta Maraykanka ku yaalla. -
Xaalad khatar ah soo wajahday Ilhaan Cumar
Dagaalka u dhaxeeya madaxweynaha Mareykanka iyo Ilhaan Cumar ayaa sii xoogeystay -
Xildhibaan hore: "Waxaan waayey afar ka mid ah carruurtayda"
Mid ka mid ah siyaasiyiinta rugcaadiga ee Scotland ayaa shaaciyey inuu la tacaalay "niyad jab iyo murugo badan" kaddib markii afar carruurtiisa ka mid ah ay ka dhinteen. -
Madaxweyne khudbad jeediyay isagoo biyo hoostood ku jira
Khudbaddan ayaa si toos ah looga daawanayay Telefishinka -
Arrimo xasaasi ah oo halis gelin karo mustaqbalka Muqdisho
In muddo ahba waxaa sii kordhayay walaaca ku saabsan amniga magaalada Muqdisho -
Gaarissa: Garoon kubadda cagta oo casri ah oo laga hirgeliyey
Garoonka kubadda cagta ee laga dhisay magaalada Gaarissa ayaa la sheegay inuu noqon doono mid si weyn wax uga qabta baahida ay dhalinyard u qabeen garoon ay kubadda ku ciyaaraan. -
"Waxaan sameeyay barnaamij sahlaya in qofka uu maalgashan karo Soomaaliya meel walba oo uu dunida ka joogo"
Wiil Soomaliyeed oo sameeyey qaab cusub oo aad ku maal gashan karto Xoolaha iyo Beeraha. -
Wiilka Soomaaliyeed ee billaabay adeegga la mahadiyay
Magaalada Muqdisho waxaa si joogto ah uga dhaca qaraxyo iyo dagaallo dhibaatooyin baaxad leh gaysta, balse waxaa ka hawl gala hal shirkad oo bixisa adeegga aad loogu baahan yahay ee gawaarida gurmadka degdegga ah oo bilaash ah, adeegaasna waxaa 13 sano ka hor aasaasay Dr Cabdiqaadir Ibraahim Aadan. -
Waa kumaa Sarreeya gaas Abdel Fattah Abdelrahman Burhan
Hoggaamiyaha golaha ciidamada Suudaan Sarreeya gaas Abdel Fattah Abdelrahman Burhan -
Diyaarad ku burburtay garoonka ugu halis badan adduunka
Saddex ruux ayaa ku dhimatay diyaarad ku burburtay dalka Nepal, waxaana loo arkaa in garoonka uu shilkaasi ka dhacay uu ka mid yahay garoomada diyaaradaha ee ugu halis badan adduunka oo dhan. -
Hay'adda ICRC oo codsatay in la siidaayo shaqaale looga afduubtay Suuriya
Guddiga caalamiga ah ee laanqayrta cas ayaa dalbanaya in la helo warka saddex ka mid ah shaqaaalaheeda oo Suuriya lagu afduubtay 5 sano ka hor. -
Assange oo safaaraddii Ecuador ee martigalisay u badalay "xarun basaas"
Julian Assange ayaa safaaradda Ecuador ee magaalada London ka dhigtay "xarun basaas", sida uu sheegay hoggaamiyaha dalkaas. -
Sudan: Xubno dowladdii hore ka tirsanaa oo xabsiga loo taxaabay
olaha cusub ee militariga Sudan ayaa waxay shaaca ka qaadeen in xabsiga loo taxaabay xubno muhim ah oo looga shakiyay in ay ku lug lahaayeen musuqmaasuq dhacay xilligii dowladii Cumar Al-Bashiir. -
Hay'adda ICG oo sheegtay in dhaqdhaqaaqa Al Shabaab ee Kenya iyo Uganda uu soo yaraaday
Shan sano ka hor, Siteembar 2013, afar ka mid ah mintidiinta Al Shabaab ayaa gudaha u galay xarunta Westgate ee magaalada Nairobi, ayagoo halkaa ku dilay 67 qof, waxayna xarunta haysteen muddo afar maalmood ah, ayagoo muujinayey in xarakadu ay gaari karto meel ka baxsan Soomaaliya. -
Ma waxqabadka Faysal baa Dhagax Buur ka saaray xayndaabkii qabyaalad xil ku qaybsiga?
Waxaa aad loo hadal hayaa magalada Dhagax Buur oo shaqo siisay wiil aan magaalada u dhalan, iyadoo magaalooyinkii kale ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ay ka cabanayaan kuwo ku dhashay oo aysan isku jilib ahayn. -
Maxaa hor taagan dhismaha ciidan Soomaaliyeed?
Baraha bulshada iyo doodaha ugu weyn ee hadal haynta dadku u badnayd ayaa ah hadal uu kornayl ka tirsan askarta Uganda ee qaybta ka ah AMISOM u sheegay wargayska Foreign Policy, isagoo yiri "Soomaaliya waa sidii doofaar la dhaqayo oo kale, waad dhaqaysaa misna wuu wasakhoobayaa". -
ONLF iyo Liyu Boolis: Shalay cadaw ayey isu ahaayeen. Sidee maanta u wada joogaan ayagoo hub haysta?
Gobollada iyo tuulooyinka Dawlad Deegaanka Soomaalida waxaa ku wada sugan ciidammada Liyuu booliiska iyo askar ka tirsan Jabhadda ONLF oo xabbad joojin iskeed ah ku dhawaaqday. -
Gabar iyo hooyadeed 16 sano kala maqnaa oo dib isu helay markii BBC ay baafisay
Labo qoys oo kala maqnaa 16 sano iyo 11 sano ayaa is helay ka dib markii ay iska dhageysteen barnaamijka Baafinta ee raadiyaha BBC Somali, balse waxaa cajiib ah dareenka ay muujiyeen iyo sida ay isku garteen. -
Tuugo reer Biljam ah oo laga dalbaday in ay soo jiireeyaan oo la qaqabtay
Burcad hubaysan ayaa galay dukaan. Mulkiilihii ayaana ka dalbaday in ay soo laabtaan marka uu lacag intan ka badan gado, sidii ayayna yeeleen… -
-
Khadiija Kensig : Khaashuqji isaga oo aan i macsalaameyn ayay iga dileen
Khadiija Kensig ayaa dalbatay in madaxweyne Trump uu gacan ka gaysto in daaha laga rogo runta ku xeeran dilkaas, uuna xaqiijiyo in caddaalad la helo. -
Madaxweyne Trump oo qalad ka fahmay qofka ah muwaadhin Maraykan ah
Wareysi uu siiyay warbaahinta Axios ayuu madaxweynuhu uga dhawaajiyay inuu muddooyinkan ku howlanaa sidii meesha looga saari lahaa in muwaadin lagu noqdo ku dhalashada Mareykanka -
Ma dhaqankii hoggaamiye kooxeednimada ayaa Soomaaliya kusoo noqonaya?
Xifaaltanka u dhaxeeya masuuliyiinta ugu sareysa dowladda fadaraalka ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa bidhaamiyay waxyaabo badan. -
Iskuul ilmaha lagu barayo goolhayenimada kubadda cagta oo Cabdirisaaq Garooje uu Muqdisho ka furay
Ciyaartoyga ka soo hanaqaada Soomaaliya ayaa inta badan diiradda saara sidii uu u noqon lahaa gool-dhaliye, khad dhexe ama difaac, balse waa dhif iyo naadir in la helo qof jecel inuu noqdo gool haye. -
Mooshinka Farmaajo: Maxay tahay hannaanka loo maro in madaxweynaha Soomaaliya xilka laga qaado
Mooshinkan oo aanan la ogeyn halka uu ku dambeyn doono ayaa waxaa ilaa iyo hadda aanan ka hadlin Dowladda Federaalka -
Halkan ka dhageyso wareysiga Madaxweyne Saciid Deni oo dheer
Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin khilaafka dhanka xuduudda ee kala dhexeeya Somaliland iyo iskaashiga Maamul Goboleedyada. -
Ra’iisul wasaare: Diyaaraddeydu waxay si dirqi ah uga baxsatay diyaaradaha dagaalka ee Turkiga
Hoggaamiyahan ayaa Turkiga u jeediyay eedeyn culus -
Lammaane xafladdoodii arooska ku dhigtay goobtii Cilmi Boodhari ee Batalaale
Taariikhda jaceylka soomaalida marka laga hadlayo waxaa inta badan la soo qaataa Cilmi boodhari oo lagu xasuusto inuu ahaa aabihii soomaaliyeed. -
Xarumo dumarka u gaar ah oo laga furey Burco iyo Istanbul
Barnaamijka BBC-da ee diirada lagu saaro arrimaha dumarka si gaar ah u eegaya. -
Dilalka argagaxa leh ee ay qaar ka mid ah ragga Soomaaliyeed u geystaan xaasaskooda
Waxaa waayadan dambe soo badanaya dhacdooyin argagax leh oo aanan horay looga baran bulshada Soomaaliyeed. -
Marwo Safiya: Haweenay Soomaalida Kenya ah oo rag kaga adkaatay doorasho
Safiya Cabdi Nuur ayaa noqotay haweenaydii ugu horraysay oo ka soo jeeda Waqooyi bari Kenya oo ka mid noqota Baaralamaanka iyadoo ka adkaatay rag la tartamayay. -
Sawirro: Amiir William iyo booqashadiisii Bariga Dhexe
Amiirka boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho ku tagay wadamada Bariga Dhexe ,Jordan, Israa'iil iyo Falastiin. -
Toddobaadka iyo sawirrada qaaradda Afrika
Sawirradii ugu wanaagsanaa guud ahaan qaaradda Afrika ee Toddobaadkaan. -
Weerarkii Kenya : Sawirrada weerarkii hoteelka Dusit
Sawirrada weerarka iyo howlgalka booliiska hoteelka Dusit ee Nairobi. -
Dilka Axmed Mukhtaar ma joojin doonaa quursiga guurka?
Baraha bulshada waxaa ka billawday olole wacyigelin ah oo lagu dhiirigalinayo guurka dadka la takooro. Arrintan ayaa dhalisay in aad loo falaqeeyo dilka quursiga ku salaysan ee marxuum Axmed Dowlo. -
Maxay tahay sababta ay Itoobiya u danaynayso dekedaha dalalka dariska la ah?
Itoobiya waa dal aanan bad lahayn kadib markii1993-dii ay madaxbanaani ku dhawaaqday Eritrea sidaasi darteedna dekeda Casab waxa ay noqotay meel aysan galaangal u lahayn dowladda Itoobiya.